Waxaan ku riyooday anoo abeeso naas nuujinaya kana baqaya
Su’aasha:
waxan ku riyoday anoo naas siinaya abeso oo aan ilko qabin kadib hooyadey ayaa igu tiri middan nuuji naaska waxay ii dhiibtay abeeso kale, waxay ahayd abeeso ilko leh waa ka cabsanaayay waxan ka baqay inay i qaniinto hoyadeyda iyo walalkeyga waxay iga dhadhiciyeen inaysan wax i yeelaynin wa inan gacanta ku furaa afkeeda oo naaska aan saara maxaa lgu fasiri kara riyadaas.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa dad cadow kugu ah inaad wax u qaban doonto taasna waxaa sabab u noqonaya hooyadaa iyo walaalkaa, waxaa laga yaabaa dadkaas inay kuusoo maraan xagga hooyadaada ama walaalkaaga, marka iska ilaali dadka xunuxn, abeesada waa cadow daran.