Waxaan ku riyooday anigoo umulay Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Apr 2, 2021 989 0 Su’aasha: Asc waxaan ahy xaas mudo 4 sano wax caruur dhalin habeen ayaan waxaan ku riyooday anigoo umulay walipo wiil ayaan dhalay mida aaan ka yaabay ayaa waxey eheyt wiilkeyga horay ayuu ka hadlay wuuna diiday inuu hooyo igu yeero waxoo idhahay adiga waxaa thy walaashey maxey thy riyada nuucan ah. Waxaan ku riyooday anigoo umulay Jawaabta: Waxay noqon kartaa riyadan inay dhici doonaan waxyaabo aan la filanaynin si wax mucjiso ah oo kale, waxay tilmaami kartaa inaad uur qaaddo, riyada ilmaha yar ku hadlaya dhalmo ayaa lagu fasiraa iyo inay dhacaan wax fiican oo la rajaynayay, inshaa Allaah waa bishaaro waa riyo khayr ah waxaan Alle kaaga baryayaa inuu ubad fiican ku siiyo kuuna barakeeyo. Riyada Dhalmada 0 989 Share