Waxaan Ku riyooday anigoo Masajidka u lugeynayo
Su’aasha:
Asc gudomiye: waxaan Ku riyooday anigo la socdo nin aan garanaayo meel baan wad maraynay wan kugeynayna markaas ayaan Ku iri I dhawe Masajidka Ayan u socdaaye hada Masajidka wadadisa tagno Iska soo laabo markan masjidka wadadisa tagnay waxan arkay dukan Cunto ibinayo marka ninki meel ayaan wad fadhiisanay markaas ayaan Ku iri waxan inoo gadaaya labo Russian sausage marka ninki waxan Ku iri aniga hadii aan lacag haysto qofka Ila joogo inu dhargan jeclahay kabdibna waa uu dhoola cadeyay
