Waxaan ku riyooday anigoo jooga America oo la taagan dad aanan hada garanayn

Waxaan ku riyooday anigoo jooga America oo la taagan dad aanan hada garanayn

Fasirka:

Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga America oo la taagan dad aanan hada garanayn se aan garanayay

markii oon leeyahay America dhulku waa halis wuu kula dumi karaa ama sidii los Angeles ayay guban kartaa

2Waxaan u tagay habo gurigeeda oon leeyahay way ka soo guurtay gurigeedi hore

habo ayaan salaamay waxay igu tidhi guri duug ah weeye

se waa balaadhan yahay gurigu waan soo dawaday guri qolol kiisu ay waawayn yihiin se aan cusbayn ayaan arkay

qolka hurdada ayaan galay hal sariir oo nafar ah iyo kabadh ayaan ku dhexarkay

Waxaan ku riyooday anigoo jooga America oo la taagan dad aanan hada garanayn
Waxaan ku riyooday anigoo jooga America oo la taagan dad aanan hada garanayn

Fasirka:

Riyada tagidda wadan aad iyo aad kaaga fog waxay tilmaamaysaa isbadal weyn noloshaada lasoo gudboonaanaya.

Waxaa laga yaabaa inaad guursato nin meel fog degan ama wadan kaa fog ku nool.

Riyada America waxay calaamad u tahay nolol adduun oo dadaal culus iyo shaqo adag kaaga baahan.

 

Riyada safarka halkan ka daawo

 

The dream of going to a country that is far from you describes a big change in your life.

You may be married to a man who lives far away or lives in a country far away.

America’s dream symbolizes a worldly life that requires heavy effort and hard work from you.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More