Waxaan ku riyooday anigo kuwa saxiriin labo nin ah Ii imanaya
Waxaan ku riyooday anigo kuwa saxiriin labo nin ah Ii imanaya
Riyada:
Sheikh waxaa ku riyooday anigo kuwa saxiriin labo nin ah Ii imanaya kadib waa ladagalama kadib mid kamida suulka kaqaniina markas aa kii kale gacanta tinta iga galiye kadib cidiyihisa aa tint yar usoo racee markas kii kale aa suulka kaqaniinay aa woxoo dhahaa naga keen awalba tinta karabnay intaas waaye sheikh
Fasirka:
Riyada waxay kaaga digaysaa dad xunxun oo rab inay dhib kuu geystaan.
dadkaas waa niman oo laga yaabo in ay yihiin dad adiga kuu dhow
The dream warns you of bad people who want to harm you.
These people are men and may be people close to you.