Waxaan Ku riyooday anigo Ku dhex Jira basement amaba garage Yara wayn

Su’aasha:

Asc _ gudomiye AAD ayad u mahadsan tahaay jawabahaaga sxbow waxaan Ku riyooday anigoo dhex jooga basement ama garage waxaa Gudaha loo soo Galinaayay truck si Luigi parking mo meshas ana Gudaha Irida u kaso galaayo ayaan fadhiyay Lugihii truck oo dhan wan arkay oo Waa Kan u ah Maraayo Marku Gary meshi kugu tola galay e Gudaha truck waxuu Afka hore Ku Laha bir waxuu Afka la galay bir kale oo is dhexgalay oo isku xurmay si Uusan truck GA Gadaal ugu so Tararxin Waligayna ma arag taas oo kale.

Waxaan Ku riyooday anigo Ku dhex Jira basement amaba garage Yara wayn
Waxaan Ku riyooday anigo Ku dhex Jira basement amaba garage Yara wayn

Jawaabta:

Salaanta waan kaa qaaday gudoomiye , riyada waxay tilmaamaysaa inaad u baahan tahay qof kula taliyo oo garabkaaga istaago waxaa laga yaabaa isbadalo waaweyn inay noloshaada lasoo gudboonaan doonaan xagga dhaqaalaha iyo shaqada, marka waxaad u baahan tahay qof ku ag jooga oo kula taliya oo aad adigana aad ku kalsoonaato, riyada waa riyo fiican oo qorshe xambaarsan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More