Waxaan ku riyooday aniga oo jacayl la sameenaya gabar Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Apr 29, 2021 416 0 Su’aasha: Asc wll xalay waxaan ku riyooday aniga oo jacayl la sameenaya gabar ay habaryartay dhashay waliba afka ayaa iska dhuuqaynay dhebteeda ayaan ku jiifay markaasna waxaan umalaynayaa in dhiiga caadada ay qabtay oo dhiig ayaa iiga soo uraayay dhabteeda Habaryartayna ayada arinka way ka xumeed oo way diidaysay lkn gabdha way igu qanacsanayd gabdhahana waxay joogtaa dibada riyadaas maxay noqon kartaa. Waxaan ku riyooday aniga oo jacayl la sameenaya gabar Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha inay guur u baahan tahay oo guur ay rabto laakin hooyadeeda kuma waafaqsana inay hadda guursato, waxaana dhici karta qof qaraabadeeda inay rabto sida riyada laga fahmayo, waxaana laga yaabaa adiga ama qof kale inuu yahay midka ay rabto. Riyada GabdhahaRiyada Guurka 0 416 Share