Waxaan ku riyooday Abiy Axmed oo dhar ciidan qaba
Su’aasha:
Àsc bahda daruuro wll waxan ku riyooday xalay anoo raysalwasaaraha Ethiopia oo dirays ciidan qaba hortiisa intaan istaagay ayaan ilahay baryay waxaana lahaaa ilahaow abeyi waxbuu rabaa anagana wax baan rabnaaye ilahow xornimo nasii isaguna wuu uun qoslayaay intaan ilahay u sujuuday baana laha yàrabi xornimo nasii isagana waxaan ku dhahay wadankanaga xornimaan urabnaaye na dhaafa waxaba ima dhihin uu uun qoslayay waxaana daba taagnaa cidan ilaalinayay lkn ani kama baqaynin ee si adagbaan ula hadlay waxana kusoo cel celinayay ilahyow Ethiopia waxay rabto anagu marbno ee xornimo nasii wll ifasira.
