Site icon Daruur درور

Waxaan ku riiyooday xaaskeyga oo nin kale guursatay

Su’aasha:

Asc wllo waxaan ku riiyooday xaaskeyga oo nin kale guursatay iyo ayada oo dhahaysa wad ii furtay. Maxay noqon karta riyaadaas.

Waxaan ku riiyooday xaaskeyga oo nin kale guursatay
Waxaan ku riiyooday xaaskeyga oo nin kale guursatay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa xaalkaaga inuu isbadali doono inaad gali doonto nolosha aad ku jirto hadda mid ka duwan waana wax adiga kuu khayr badan haka walwalin riyada ma tusinayso xaaskaaga inaad kala tagi rabtaan, waxaa kaloo ay tilmaami kartaa riyada in adiga aad si xoog u jeceshay naagtaada oo qalbigaaga aysan ka bixin.

Exit mobile version