Site icon Daruur درور

Waxaan arkay qof hub wato

Su’aasha:

Waxaan arkay qof hub wato oo aan is dhahaayo raqamkiisa ee telefoonka waad xirtay , waana aqaanaa qofka , maxay noqoney?

Waxaan arkay qof hub wato
Waxaan arkay qof hub wato

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in arrimo aad ka cabsato aad la kulmayso oo kuu keenaya walwal iyo fikir, hubka guud ahaan waa cabsi iyo walwal

Exit mobile version