Site icon Daruur درور

Waxaan arkay qof aqaano oo i daba socda anigana ku leeyahay iga leexo

Su’aasha:

Asc waxaan arkay qof aqaano oo idaba socda anigana ku leeyahay iga leexo, kadib wuxuu iga qabtay qoorta gadaal, aniga waxaan isku furay ishiisa midig iyo sankiisa , maxay noqoney ?

Waxaan arkay qof aqaano oo i daba socda anigana ku leeyahay iga leexo
Waxaan arkay qof aqaano oo i daba socda anigana ku leeyahay iga leexo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in aad mashaakil la kulmi doonto waliba qof aad taqaano ayaa sabab u noqonaya, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso dadka qaar oo raba inay dhib kugu ridaan, xanaaqaaga koontarool oo iska ilaali inaad dhib weyn ku dhacdo.

Exit mobile version