Asc waxaan arkay anoo ka dhuumanayo qof aan aqaano oona guriga albaabkiisa furanyahay , qofkana waxuu ku soo soo socday waddo ku toosan albaabka guriga , maxay noqoney ?
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa xaaladda aad ku sugan tahay oo ah cabsi iyo walwal, sidoo kale waxay tilmaamaysaa inaadan kasoo bixi karin mas’uuliyadda dusha kaa saaran, naftaada dib ugu laabo ku dadaal wixii wax kuu taraya oo khayr ah.