Su’aasha:
Asc walaal waxaan ahay xaas marwo ninkeya saaid aan u dareemaa waxaana la dhahay gabdhaha fircooniga loo gudo dareen ma lahan marka sababta aniga sidaan u ahay ma iga jaahil bixin kartaa mahad sanid.
Jawaabta:
Dareenka dumarka waa labo nooc mid waa banaanka wuxuu xoog ku leeyahay faruuraha cambarka iyo kintirka midka labaadna wuxuu xoog ku leeyahay gudaha boqa iyo murqaha cambarka, marka gabadha haddii nooca labaad ay tahay gudniinka ma saameeyo illeen kacsiga gudaha ayay ka dareemaysaa, laakin haddii ay tahay nooca ka dareemo kintirka iyo faruuraha banaanka haddii laga jaro kacsigeeda wuu yaraanayaa.
Marka adiga adoo fircooni ah ayaad leedahay dareen ayaan leeyahay marka waxaa dhici karta inuu dareenkaaga gudaha ku xoog badan yahay.
Cuntada dareenka haweenka kaalin weyn ka qaata waa kuwan:
السمك والمأكولات البحرية
اللحوم
الدجاج
الشوكولاتة الداكنة
الموز
البطاطا الحلوة
البيض
زيت السمسم
زيت الزيتون
البطيخ
الفول السوداني وجميع أنواع المكسرات
الحليب
Mallayga iyo cuntooyinka badda
Hilibka.
Digaaga.
Shukulaatada madow.
Mooska.
Bataatiga macaanka.
Ukunta.
Saliid macsarada.
Saliid Seytuunka.
Qaraha
Looska iyo dhamaan yicibta
Caanaha.
Qoraallo la xiriira kacsiga fircooniga iyo suniga iyo farqiga u dhexeeya halkaan ka akhriso:
Kacsiga Dumarka Suniga Maka Duwan Yahay Fircooniga
Gabadha Sunna Gudka Ah Tan Fircooniga Iyo Tan Aan La Gudin Midee Raaxo Mac