Waxaan ahay wiil 19 jir ah sino ayaan ku dhacay
Su’aasha:
Waxaan ahay wiil 19 jir ah waxaan u guursan wayyey ayaa ah waxaan is jecel nahay gabar gabrtiina markaay aroos igu soo hadal qaado waxaan is dhahaa hadaad gabartaas siilka ka dhuuqdid way kugu xanaaqay saa Ama hadaad wasmo ka rabtid way kula xanaaqaysaa ama gabdhaas inaa guskayga ay na cayso ayay ila tahay waayo hada ka hor ayaan wasay xaaranimo ayaa ku wasay walaahi gabdhii waan wasayaa lkn dareen ma lihi bahalkii waa iska jileec san yahay wlahi 2 saac ayaa dul saarnaa markaa is dhahay dan ayaa oga dagay oo aniga waxba iga imaan lkn ayaan ka dul kacay
Hadii aan gabar aan jeclahay guursado waa isku xumaanaynaa kwrn hadaan guur dhan katalo baxo
Ama maxaa talo isii naysaa.

Jawaabta:
Marka hore waxaad ogaataa waxa aad samaynayso inay sino yihiin sinada waxay ka mid tahay dambiyada ugu waaweyn oo qofka muslinka hadduu sameeyo naar ku galaya, sidoo kale waxay leedahay sinada ciqaab adduun waxaa laga yaabaa hooyadaada inay ku dhacdo musiibada sinada ama walaashaada ama inantaada, marka haddaad tahay qof muslin ah ogow naag aadan guursanin inaad xumaan ku samayso waa dambi weyn.
Midda kale talada aan ku siinayo waa inaad Ilaahay ka baqdo oo aad ka fogaato sinada, oo aad ku dadaasho inaad guursato naag fiican oo sharaf leh markaas raaxo waad ka dhargeysaa.
Ma og tahay xumaanta inay xumaan kale sii furfurayso, dad badan ayaa jira xumaanta sinada ay u jiidday sino kale, ninka waxaa laga rabaa inuu ilaaliyo xuduudda Alle (SW) sidoo kale sharafta dumarka maxaayeelay isaga walaashiisa ama hooyadiisa ama eeddadiisa in xumaan lagu sameeyo ma oggola sidaas oo kale waxaa laga rabaa inuu gabdhaha kale ka ilaaliyo xumaanta.
Qof kaste waxaa laga rabaa inuu dib u eego mas’uuliyadda dusha ka saaran oo inuusan u arkin nolosha inay tahay nolol gaaleed oo aan laga fikirin aakhiro, qofka muslinka qalad wuu gali karaa laakin ma aha inuu kusii socdo khaladka, nin kaste waa inuu shahwadiisa koontaloolaa haddii kale wuxuu noqonayaa sida xaywaanaadka oo kale bal waaba kasii daraa, maanta xumaanta aduunka ka socoto waxay dhalinyarada ku ridday arrimo bulshada muslinka aan laga aqoonin nin inuu wax ka raadiyo maxaarimta walaasha dumaashida eeddada habaryarta deriska ilmaha yaryar xaywaanada, taas waxay ku tusinaysaa qofka marka uu diinta ka siibto falalka uu ku dhaqaaqi karo inay aad u daran yihiin.
Finka Iyo Cuncunka Xiniinyaha Maxaa Keena
First of all, you should know that what you are doing is fornication. Fornication is one of the biggest sins that a Muslim commits and will go to hell. It also says that fornication is a worldly punishment. Your mother may suffer the misfortune of fornication or your sister or daughter. So if you are a Muslim, know that doing wrong to a woman you are not married to is a big sin.
The other advice I give you is to fear God and stay away from fornication, and try to marry a good and honorable woman, then you will be filled with comfort.
Do you know that evil leads to other evils? There are many people whose evil is fornication that leads to other evils. A man is required to protect the boundaries of Allah (SW) as well as the honor of women. Why does he not allow his sister, mother or aunt to be wronged? Similarly, he is required to protect other girls from evil.
Everyone is required to review their responsibilities and not see life as a life of disbelief without thinking about the hereafter. A Muslim can make mistakes but he should not continue to make mistakes. Every man must control his semen, otherwise he will become like animals, or worse. Today, the evil that is going on in the world has caused the youth to have issues in the Muslim community where it is not known for a man to seek forgiveness from his sister, sister-in-law, aunt, aunt, neighbor, child, or animal. This shows that when a person abandons religion, the actions he can take are very serious.