Site icon Daruur درور

Waxaan Ahay Shaqsi Ay Siigadu Dhulka La gashay

Su’aasha:

Waxaan Ahay Shaqsi Ay Siigadu Dhulka La gashay Noloshiisa Gabi Ahaanba Jidhkayga Way Baabisay Hada Waxaan Dib Uga Qoomameeyaa Sanadahaan Samayn Jiray Siigadu Waxay Ibartay Cashir Lama Ilaawaana Waxaan Samayn Jiray 5 Sano Hada 2 Sano Maan Samayn Laakiin Wali Wax Isbadal Ah Ma Hayo Mida Kale Wax Nafaqo Ah Ma Heli Karo Talo Izii Dr

Waxaan Ahay Shaqsi Ay Siigadu Dhulka La gashay
Waxaan Ahay Shaqsi Ay Siigadu Dhulka La gashay

Jawaabta:

Marba haddaad joojisay siigada rajo weyn ayaad leedahay, inshaa Allaah sidaada hore ayaad kusoo noqonaysaa hadda kadib guur ku dadaal Ilaahay baryi Alle wuu ku caawinayaa, faahfaahin dheeraad waxaad ka raadin kartaa webka Daruur in badan ayaan ka hadalnay sida siigada looga soo kabsado.

Exit mobile version