Waxaan 4 jeer ku riyooday nin aan habar wadaag nahay

Waxaan 4 jeer ku riyooday nin aan habar wadaag nahay

Riyada:

Asc sheikh waxaan 4 jeer ku riyooday nin aan habar wadaag nahay mar anigoo bus ๐ŸšŒ ka so dagay asagoo buska hortiisa taagan 2 marna gurigeyga joogo marna guriga hooyaday asago weyseysanaya oo hilib maraqiisa ku weyseysanaya oo aan aniga ugu shushubayo

Waxaan 4 jeer ku riyooday nin aan habar wadaag nahay
Waxaan 4 jeer ku riyooday nin aan habar wadaag nahay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir wacan iyo nolol barwaaqo leh

ninkaas waxay badan tahay inuu helayo hanti wuxuu noqonayaa qof nolol fiican ku jiro

Weysada maraqa ayaana laga fahmayaa fasirkaas.

Riyada weysada halkan ka daawo

 

The dream indicates a good relationship and a prosperous life

The man is likely to acquire wealth and will become a person with a good life

The washing by the soup is understood from this interpretation.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More