Waan soomanahy anoo jabiyay ayaan ku riyooday

Su’aasha:

asc wllyaal waxaan ahay gabadh dhalin yaro ah waan soomanahy markan aan su’aasha soo qorayo abaaro 10kii ilaa 9kii subaxnimo seexday salaadii duhur kacay anoo riyoonaya waxaanan ku riyooday anoo cunto cunaya waliba soontii jabiyey waan soo booday waxaan arkay inay soontaydii ii xdhanthy miyey iga jabinaysaa riyadaasi soontii????

Waan soomanahy anoo jabiyay ayaan ku riyooday
Waan soomanahy anoo jabiyay ayaan ku riyooday

Jawaabta:

Riyo soon dhab ahaan uma jabiso, laakin riyada macne ayay yeelan kartaa ama fasiraad, qofka asoo soomaan hadduu ku riyoodo asoo cunto cunaya oo soonka iska jabiyay, wuxuu ku dhacaa dambi ama qalad riyada waxay noqon kartaa digniin, inaad iska ilaaliso xanta dadka, waxay ku fasirmi kartaa xan.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More