Site icon Daruur درور

Waa maxay magaca qanjirka madyida soo daaya

Su’aasha:

Asc wan kusalamy inta kadib waxan rabay ina kuwaydiyo qanjirka biyaha nocoda madyida sodaya magacisa mahadsanid

Waa maxay magaca qanjirka madyida soo daaya
Waa maxay magaca qanjirka madyida soo daaya

Jawaabta:

Madyida ama kuulatada waa dhacaan khafiif ah sida kan cadaanka ukunta oo kale wuxuu soo baxaa qofka marka uu galmo soo xusuusto ama hadal galmo ku hadlo ama uu maqlo sheeko galmo la xiriirta sidoo kale markuu akhriyo, waana qoyaan ka ilaaliya biyaha manida wixii dhib u keenaya siiba saameyska kaadida, wuxuu kasoo baxaa qanjirada xubinka taranka oo lagu magacaabo afka carabiga الغدد المخاطية ingiriiskana waxaa la dhahaa Mucous gland, gaar ahaan dhanka xaniyaha iyo borostaatada.

Exit mobile version