Site icon Daruur درور

Video muujinaya kumaandoos Iran markab Ingiriis qabsanaya

Sida la og yahay Ingiriiska wuxuu qabsaday maalmo kahor marka ay leedahay Iran oo shidaal u waday dalka Suuriya.

ciidanka dalka iran oo qafaashay marka uu ingiriiska leeyahay
kumaandoos Iran

Iran iyaduna isla markii ayay ka aarsatay Ingiriiska waxay qabsatay marka ay leedahay UK.

video muujinaya kumaandooska iiraan oo ku deganaya marka asoo adeegsanaya diyaaradaha qumaatiga u duula.

daawo muuqaalka

Exit mobile version