Site icon Daruur درور

Ujeedka webka Daruur loo aasaasay muxuu yahay ninka iska lehse qabiilkee ayuu u dhashay?

Su’aasha:

Horta waa mahadsantihiiin walaalyaal waxaa wax niiga weydiinaa wax ku saabsan websiteka Daruur.com horta Websitekan maxay tahay sababta loogu bixiyey Magaca Daruur, maxaase keenay inaad magacaas ula baxdaan mida kale qofka webkan iska leh qabiilkee ayuu ku dhashay.

Ujeedka webka Daruur loo aasaasay muxuu yahay ninka iska lehse qabiilkee ayuu u dhashay?
Ujeedka webka Daruur loo aasaasay muxuu yahay ninka iska lehse qabiilkee ayuu u dhashay?

Jawaabta:

Webka waxaa la aasaasay bisha 12-aad  sanadkii 2006 waxaana loo aasaasay xiligiisa waxbarasho casharro ayaa ku jiray nooc walba ah sidoo kale qaamuusyo badan oo luqado kala duwan leh.

Magaca Daruur waxaa loogu bixiyay inuu sida Daruurta oo kale dadka ugu faa’ideeyo.

Qofka iska leh waa Soomaali qabiilka uu ka yahay muhim ma aha waayo soomaalinimada ayaa nagu filin.

Exit mobile version