Site icon Daruur درور

Ukunta iyo cayilka jirka Eggs and body’s Obesity

Ukunta iyo cayilka jirka Eggs and body’s Obesity

Eggs generally benefit the body, and there are different studies in this matter

Ukunta guud ahaan jirka ayay wax u tartaa, sidoo kale waxaa jira daraasooyin kala duwan oo kusaabsan arrinkan

 

Ukunta waxay ka mid tahay cuntooyinka la jecel yahay, dadka qaarkooda quraac ukun la’aan ma cuni karaan.
dad waxay ka helaan ukun fuursan dadna waxay ka helaan ukun duban.
si kastaba ukunta meelo badan ayay gashaa sida doolshada oo kale iwm.

marka ukunta ma lagu cayilaa?

U ukunta iyo cayilka jirka Eggs and body's Obesity
U ukunta iyo cayilka jirka Eggs and body’s Obesity

daraasooyin waa hore la sameeyay waxay sheegeen ukunta inay leedahay burutiin keeni kara cayil, qofka ukunta badsada wuu naaxaa, hilibka jirka ayay siyaadiisaa, sidoo kale waxay wadataa vitamino badan oo caafimaadka u roon.
laakin daraasado kale ayaa waxay gaareen fikrad ah ukunta inay jirka buurnaan u keenaynin, qofka buuran hadduu ukunta cuno nafaqo wuu ka helayaa iasgoon cayilin, waxay sheegeen dadka raba inay is caateeyaan inay ukunta si fiican u cunaan.
laakin marka dhabta laga hadlo, ukunta jirka miisaan ayay u keentaa, waxayna leedahay burutinka cayilka fududeeya, qofka rabo inuu dhaqsi ku cayilo haddii ukun nadiif oo warshad laga keenin uu cuno waxaad arkaysaa isagoo nafaqo badan ka helay.
xitaa raga raba shahwo badan inay helaan waxaa la dhahaa ukunta ha badsadaan, ukunta waxay badisaa manida ninka ama shahwada raga.
sidoo kale ninka waxay siisaa awood galmo, waa cuntooyinka raaxada galmada loogu talaggalay.
dadka qaarkii waxay ka helaan ukun ceerin inay cabbaan, waxaa la sheegaa midda ceerinka inay ka nafqo badan tahay mindda karsan ama duban ama fuursan

raga iyo haweenkaba way saameysaa ukunta sidoo kale caruurta iyo dadka waaweynba

dadka raadiya daawada lagu naxo ama daawooyinka lagu buurto qofba siduu u yaqaano, ha iska jiraan, daawada lagu buurto jirka dhib ayay u keenaysaa, kaniiniga noocaas iska jira ka fogow.

 

Jirka dufinta uu u baahan yahay iyo cayilka

 

Hilibka idaha halkan ka daawo

Exit mobile version