Site icon Daruur درور

Tirada dimishada masjidka New Zealand oo gaartay 49

Weerarka msjidka  ka dhacay dalka New Zealand oo tirada dhimashada oo gaartay 49 qofood.

Tirada dimishada masjidka New Zealand oo gaartay 49
Tirada dimishada masjidka New Zealand oo gaartay 49

weerarka waxaa ka dambeeyay nin gaal ah oo naceb dadka soo hijrooday.

waxaa lagu magacaabaa ninka Brenton Tarrant wuxuuna jiraa 28 wuxuuna u dhashay dalka Australia

ninkan oo duubay dilka uu fulinayay maanta jamcaha salaadda khudba iyadoo lagu jiro

Exit mobile version