Tartan orod aan qof la galayo isaga kob igu cabsiinaya
Su’aasha:
Asc wr wbr;
Riyada waxay kusaabsantahay wiil aan garanayo ayeenu tartan orod wada galnay orodkeega zaaid ayuu ahaa oo wiilka aan latartamayay wuxuu dhahayay subxana allah orodkaaga waa zaaid laguma qaban karro oo anigaa orodka kaga horeeyay kadib wuxuu bilaabay inuu kab iisoo baxsado oo iiga cabsiiyo anigana kabta sida bahal ookae uga cabsanayay oo markuu kabta iiso baxsado orodka waa yareenayay ilaa ugu dambeen asoo kabtiisa iiga cabsiinaya anigoo kahoreeyay cabsida kabtas darteed uga istaagay oo iga guulestay kadib hadana waxaan dhahay markale nagu celi waa tartamena isla meeshi kusoo laabaneena orodka kabilawnay riyada meeshe kudhamaane Mahadsanidiin
