Ninka xubin dheer iyo kan weyn oo balaaran yaa raaxo badan

Ninka xubin dheer iyo kan weyn oo balaaran yaa raaxo badan Su’aasha: gabar doob an ahay waxan raba inad i shegtaan ninka gus dheer dhuuban iyo midka weyn o dhumuc leh balaaran ayaa raxo badan sinya inanta, aniga dumar la qabo ayan ka maqlay shegaya way isku khilafsanayen mid waxay ornaysay guska dheer oo dhuuban […]
Isticmaalka Saliid macsarada dhanka xubinta Taranka maxay faa’ido leedahahay

Isticmaalka Saliid macsarada dhanka xubinta Taranka maxay faa’ido leedahahay Su’aasha: Walaal badanaa waxaan adeegsadaa inaan marsado Saliida loo yaqaano macsarada oo aan jidhkeyga mariyo xitaa waxaan u adeegsada dhanka xubinta hoose ama Guska, markaan mariyana waxaan dareemaa kacsi daran sidaas ay tahayna waxaan ahay nin doob ah, markii aan kacsigaas xad dhaafka ah dareemo mararka […]
Geedka Avocado oo raga alaabtooda xoojiya

Geedka Avocado oo raga alaabtooda xoojiya Geedka loo yaqaano Avocado wuxuu ka mid yahay geedaha aadka u nafaq badan marka qofka cuno waxaa laga helaa vitamiino aad u fara badan. wuxuu u roon yahay wadnaha indhaha lafaha jirka sidoo kale wuxuu xoojiyaa istaagga xubinta taranka ragga inay si fiican u is taagto. wuxuu leeyahay waxyaalo badan […]
Xubinta raga maxaa jilciya maxaase lagu daaweeyaa

Xubinta raga maxaa jilciya maxaase lagu daaweeyaa Marka uu galmada badsado waxaa ka jilcaya geedka , marka xubinta raga jilacdo naagtiisa ma dareemayso raaxada ay rabto, waayo naagta waxay u baahan tahay xubinta marka ay adag tahay, sheekadu ma aha geedka ninka inuu dheeraado ama uu weynaado waxaa muhimsan inuu guska ahaado mid adag aan […]
Hilibka geela waxa uu u taro jirka

Hilibka geela waxa uu u taro jirka Hilibka geela wuxuu leeyahay burutiin badan, sidoo kale waxaa laga helaa macdanta birta iyo vitamin C, xitaa dhankan wuu kaga badiyaa hilibka idaha iyo hilibka lo’da. sidoo kale wuxuu leeyahay vitamin E. Hilibka geela subag badan ma laha ama baruur badan, wuxuu kaloo leeyahay Vitamin D iyo cusbo […]
