Xanuunka ibta naaska maxaa keena

Xanuunka ibta naaska maxaa keena Su’aasha: waxan isku arkay xanuun daran marka aan taabto ibta naaska waliba marada marka ay iga taabanayso waxan ka dareemaa xaanuuq qaab kale leh taas maxaa la dhihi karaa. Jawaabta: Xanuunka naasaha inta badan waxaa dareemo naagaha ilmaha naaska nuujiya, siiba marka naaska caano ka buuxsamaan oo ay ku daahaan […]
