Tirada dimishada masjidka New Zealand oo gaartay 49

Weerarka msjidka ka dhacay dalka New Zealand oo tirada dhimashada oo gaartay 49 qofood. weerarka waxaa ka dambeeyay nin gaal ah oo naceb dadka soo hijrooday. waxaa lagu magacaabaa ninka Brenton Tarrant wuxuuna jiraa 28 wuxuuna u dhashay dalka Australia ninkan oo duubay dilka uu fulinayay maanta jamcaha salaadda khudba iyadoo lagu jiro
Argagixiyaha muslimiinta New Zealand masjidka ku laayay

Argagixiyaha muslimiinta New Zealand masjidka ku laayay Booliska New Zealand waxay sheegeen ninka argagixiyaha muslimiinta ku laayay masjidka waxaa lagu magacaabaa Brenton Tarrant wuxuuna u dhashay dalka Australia wuxuuna jiraa 28 sano. intuusan weerarka fulinin wuxuu faafiyay warqad uu ku sheegayo sababta uu u weeraryo masjidka ; wuxuu yiri aniga waxaan ahay nin cad oo […]
Sawirada weerarka Masjidka New Zealand

Sawirada weerarka Masjidka New Zealand Maanta salaadda jimcaha dad hubaysan ayaa xabbad ku furey muslimiinta iyagoo salaad ku jira dalka New Zealand. waxaa la sheegay inay gaarayaan dadka meesha ku geeriyooday 30 qof . booliska hal qof ayay qabteen dadka kale waa la raadinayaa sawirada waa kuwan> Maanta booliska waxay fareen dadka ajaanibta inaysan gurigooda […]
30 qof in ku dhow ayaa lagu dilay 2 masjid dalka New Zealand

30 qof in ku dhow ayaa lagu dilay 2 masjid dalka New Zealand Wararka ka imaanaya dalka newzland ayaa sheegaya in labo ma sjid xilliga salaadda jimaca lagu weeraray rasaas gaar ahaan magaalada Christchurch dadka ku dhuntay waxay gaarayaan soddon qofood. Sawirada: booliska waxay qabteen hal qof oo ka mid ahaa dadka masaajika weeraray. […]
