Tawbada iyo waswaaska salaadda iyo dambiga

Su’aasha: Asc, waxan donayaa wll inaan ogaaado waswaska aya igu badan alle markasta waxan waydistaa danbi dhaaf. waswaskan waa mid aan necbahay marwalba waxanaan jecelay inay iska tagaan.. ugu danbayn suashaydu waxa weeye wlloyaal hadee aad aduu salada ku jira waswas ku galo. Hadee aad ku dhaqantay iyo hadee anaad ku dhaqmin ba labada tawbada […]
Waswaaska istinjada iyo qoyaanka dumarka

Waswaaska istinjada iyo qoyaanka dumarka Su’aasha: Marka aan kaadida dhamaysto waxan ku arkaa faruraha cambarka dhacaan sijiidjiida oon dhamanin mudo ayaan fadhiyaa ilaa aan ka dhameeyo dhacankaas marka kaadida miyuu la mid yahay, marka an soo dhaqo hadana waan dareemaa shaki ayaa i wareeriyay salaadda ma ku tukan karaa haddii aanan si fiican u dhaqin, […]
Saliyada shaydaanka ku sawiran yahay

Saliyada lagu tukado waxaa fiican inay dadka iska jiraan, waayo waxaa jira sali astaamaha shaydaanka ku sawiran, calaamadaha maasuuniyada. Saligaas qofka aan ogayn oo ku tukada wax dambi ah ma laha, maxaayeelay qofka ma oga umana qasdin, laakin qofka waxaa ku habboon inuu iska eego markuu iibsanayo saliga lagu tukado, qaabka quruxda badan loo sameeyo […]
Hurdada ayaan uur ku qaaday maxaan sameeyaa

Su’aasha: Waxaan ahay naag la qabo uur ayan leyahay, waxa i wareerinaya waswaas oo ah inuu i uureeyay nin aan ninkayga ahayn, habeen ayaan booqday dad qaraabo aan nahay gurigooda ayaan seexday waswaas ayaa i yimid oo ah in habaryartayda ninkeeda anoo hurdaya i kufsaday waxaa qalbiga iiga taagan in uurkan isaga ii yeelay maxan […]
Abaalka khiyaanada waa maxay?

Abaalka khiyaanada waa maxay? Khiyaanada iyo dhagarta waxay ka mid tahay waxyaalaha qofka aadanaha dhib weyn u keena adduun iyo aakhiraba khiyaanada qofka ku kaca astaan ayaa loo yeelayaa oo lagu garto, khiyaanada noocyo badan ayay yeelan kartaa si kaste ha ahaatee waa xaaraan. albaabka khiyaanada kuu furayo waa jidka xun oo beenta kugu xambaarayo, […]
