Sideen ku uureen karaa xaaskayga

Sideen ku uureen karaa xaaskayga

Sideen ku uureen karaa xaaskayga Su’aasha: A S C, Marka hore wan idin salaamay kadib maanta su’aashan qabo waxa weeyan, anigu intan guursaday wa mudo 9 sano marka sanadki u horeyisay e gabadha xaaskayiga guursaday wiil bay idhashay marka 5 sano kadib aye uur qaaday lkn uurko 2ba bilood gaadhin ayu ka daatay xiligaas kadibna […]

Guurka naag aad sino ilmo kaga dhashay

Guurka naag aad sino ilmo kaga dhashay

Su’aasha: Ma guursan karaa naag aan ka sineystay oo canug ii dhashay. Jawaabta: Ninka hadduu naag ka sinaysto waa guursan karaa laakin labo shardi ayaa ku xiran guurkaas: shardiga koowaad: waa towbad, inay ka towbad keenaan dambiga sinada waayo waa dambi aad u weyn. Shardiga labaadna: waa istibraa oo laga wado inay hal jeer caado […]

Maalmaha naagta ay uur qaadi karto

Maalmaha naagta ay uur qaadi karto

Maalmaha naagta ay uur qaadi karto Su’aasha: Waxan raba inaan ogaado gabadha maalmaha ay uurka si degdeg ku qaadi karto mala dhihi karaa maalmaha kacsiga uu daran yahay uur ayay si fudud ku qaadi kartaa maalmaha ugxamaha ay joogan kacsiga miyaa astaan u ah ama astaamo kale ayaa jira maalmaha ay xaaska dansan tahay fursad […]

Caanaha geela uurka dhibka ay u geystaan

caanaha geela iyo uurka

Caanaha geela uurka dhibka ay u geystaan Su’aasha: Waxaan rabaa inaan fahmo arin aan meel ka akhriyay oo ah in caanaha geela aysan u roonayn naagta xaamilada ah ama naagta uurka leh arinkaas maxaa ka jira iga jaahil bixiya. Jawaabta: Caanaha geela waa wax aad ugu fiican caafimaadka guud ahaan waxay xoojiyaan isdifaaca jirka, laakin […]

Kaadida galmada kaddib uurka miyay reebtaa

Kaadida galmada kaddib uurka miyay reebtaa

Kaadida galmada kaddib uurka miyay reebtaa Su’aasha: Su’aal ayan qabaa iga jawaba, haddii naagta ninkeda u galmodo marka galmada dhamaato ay musqusha kaadi u gasho oy soo kaadiso biyaha ninka kaadidaas dhib miyay u keenaysaa, ilen waxan maqlay kaadida shahwada ninka waxay ka dhigtaa fuunto. Jawaabta:  Marka ay galmo dhacdo oo biyaha ninka haweeneyda ku […]