Gabadha sinada lagu dhalay aabeheed miyey guursan kartaa?

Gabadha sinada lagu dhalay aabeheed miyey guursan kartaa?

Su’aasha: Nin iyo naag baa isku tagay si sharci darro ah halkaas uur baa ka soo baxay naagtii waxay dhashay gabar gabadhiina wey weenaatay marka gabadhaas aabihii xaaraanta ku dhalay ma u banaan yahay guurkiisa waxaan sheeko ku maqlay in ninka owlaadiisa haduusan sharci ku dhalin ama guur ku dhalin inay u banaanyihiine bal arintaas […]

Wacelka magaca aabbaha ee baasaboorka loogu qorayo

Wacelka magaca aabbaha ee baasaboorka loogu qorayo

Wacelka magaca aabbaha ee baasaboorka loogu qorayo Su’aasha: walaal ilmaha wacelka ama kisiga qofba siduu u yaqaano  haddii la rabo in loo sameeyo baasaboor magac aabe iyo awoowe sidee loogu qorayaa ileen aabihiisa lama yaqaanee ma u baan tahay qof inui kafaalaqaadoo oo uu siiyo magaciisa oo magcaas baasaboorka loogu qoro oo uu ku socdo […]

Galmada afka cudurka aydhiska ma keentaa

Galmada afka cudurka aydhiska ma keentaa

Galmada afka cudurka aydhiska ma keentaa Su’aasha: Waxan rabaa inaan ogaado aydhiska kusoo gudbaa qofka haduu sameeyo galmada afka oo naag aydhis qabto hadii guska ay ka jaqdo sidaas aydhaka makusoo gudbaa. Jawaabta: Aydhiska wuxuu qofka ugusoo gudbaa siyaabo badan waxaa ka mid ah galmada iyo dhacaanka ama dhigga inuu usoo gubo qofka kale galmada […]

Gabadha inta aan la guursan mala tijaabin karaa

Gabadha inta aan la guursan mala tijaabin karaa

Su’aasha: Marka aan rabo inaan gabar guursado ka hor guurka hadaan galmo isla sameyno maxay diinta ka qabta ka dibna aan sidaas ku guursado, sidoo kale waxaan arkay dad dhahaayo guurka ka hor in lays tijaabiyo aad bey u fiican tahay arintaas maxay culimada Islaamka ka yiraahdeen. Jawaabta: Naag aadan guursanin markaad u tagto oo […]

Ragga xawayaanada u galmooda muxuu yahay xukunkoodu?

Ragga xawayaanada u galmooda muxuu yahay xukunkoodu

Su’aasha: Ragga qaar waxaa jira inta ay dareenkooda xakameyn waayeen u dhaca dhinaca xawayaanada la dhaqdo sida dameeraha Lo’da iyo ariga in ay fuulaan, arintaas diinteena maxay ka tiri teda kale haduu nin u galmoodo xoolaha aan cuno sida ariga iyo kuwa kale xoolahaas ku dhacay shahwadii ninka ma banaan tahay in la cuno ama […]

Labeebshe hadii loo galmoodo ma xaaraan baa?

Labeebshe hadii loo galmoodo ma xaaraan baa?

Su’aasha: Waxaan idiin weydiinaa qof labeebshe ah oo labeebnimada ku dhashay hadaan u galmoodo si aan biyaha iskaga bixiyo ma dambi baa maxaana iga soo gaari kara. Teda kale qolyahan gaalada ah waxaan arkaa ayagoo u ololeeya dadka qaniisiinta kuwaasoo ay ku leeyihiin inay xuquuq u leeyihiin sida naagta oo kale loona galmoon karo. Mida […]

Gabar bikro ah anoon bahalka xubinta ka galin ma sino baa

Gabar bikro ah anoon bahalka xubinta ka galin ma sino baa

Gabar bikro ah anoon bahalka xubinta ka galin ma sino baa Su’aasha: Walaal gabar bikro ah, hadaan ku siigeysto ama aan la raaxeysto anoonan xubinteeda aan xubinteyda galin lkn ay afkeeda biyaha iigaga keento, ma waxay la mid tahay inaan u galmooday mise waa wax iska caadi gabadhuna waxay ka baqee hadaan siilka ka waso […]