Wiilka rabay inuu nabiga (SCW) zinada u fasaxo

Wiilka rabay inuu nabiga (SCW) zinada u fasaxo Xadiiskan wuxuu ka mid yahay axaadiista ugu yaabka badan, oo tilmaamaya dhalinyarnimada halista ay leedahay qofka marka ay shahwada ku badato jirkiisa wuxuu noqonayaa qof sida majnuun oo kale, wuxuu rabaa inuu wax kaste sameeyo laakin eeg sida nabiga (scw) uu ula dhaqmay wiilka rabay sinada in […]
Sino ayaan galay xaaskayga ayaa ka ogaatay taleefanka ila taliya

Su’aasha: A S C, anigu xaas qaba ayan danbi zina ah galay, sidaan zinada ugu dhacayina waxa sabab igu ahayid anigu waxan darawal gaadhi wada marka inta badan safar ban taga maalin malmaha kamid ah anigo safar ku maqan ayu dareen iqabtay marka gabadh iga heli jirtay ayan wacay hotel kan dagana ban ugu yeedhay […]
Nin xaas leh gabadh bikira ah ka sinayistay

Su’aasha: Salaan sare, darur su’aashan qabo waxa weeyan nin xaas leh ah gabadh kale intu khaayimo wan ku guursan ku idhahdo hadu gabdhaas sino ku bikir jabiyo iyo muda badan na ka sinayisto marka ninkaas madamu gabadhan xumeeyay diiniyan naf’si ahaan isaga xaaskisa ma laga jari karaa ama xaaskisa nin kale inu sino ku sameeyo […]
Waxaan ahay wiil 19 jir ah sino ayaan ku dhacay

Waxaan ahay wiil 19 jir ah sino ayaan ku dhacay Su’aasha: Waxaan ahay wiil 19 jir ah waxaan u guursan wayyey ayaa ah waxaan is jecel nahay gabar gabrtiina markaay aroos igu soo hadal qaado waxaan is dhahaa hadaad gabartaas siilka ka dhuuqdid way kugu xanaaqay saa Ama hadaad wasmo ka rabtid way kula xanaaqaysaa […]
Qofka sinada galay towbada sidee looga aqbalaa

Su’aasha: Asc Wll aad baan idiinka mahad celinayaa sida quruxda, qaayahaleh ee aad noogu soo jawaab taan su’aalaha. Waxa aan raba inaan idin waydiiyo su’aal aad u qiimo badan, waxayna u dhacaysaa sida tan. Sabanadan dambe waxa aad u badatay faaxishada (zino) waxa ayna noqotay shay Aad ugu badan dhalinta eega, dadka qaarna caado ayay […]
Nin dumaashidiisa uureeyay qiso dhab ah cunuga maxa lagu sameya

Nin dumaashidiisa uureeyay qiso dhab ah cunuga maxa lagu sameya Su’aasha: Bahada Daruur ad ban idinkaga mahanaqaya howsha weyn ad ino haysan waxan raba qiso dhacday inan idin la wadago taso ah gabar agoon ah oo da’ yar aya la noleed walasheda ka weyn oo nin qaba gabadha waxay kula noleyd reerka mudo ayay la […]
Naag dhiiga caadada qabta qofkii ka sinaysto

Naag dhiiga caadada qabta qofkii ka sinaysto Su’aasha: Acs wl waxaan ahay wiil dhalinyaro ah hada ka hor ayaan galay sino Marka dumarka dhan waan dhibsadaa qurux iiga soo uro dhiiga caadada markaan maqlo ma tag ayaa i qabto waxaa larabaa in gabar habaryar tay dhashah la ii guuriyo lkn marabo oo aniga kliya inaan […]
