Qof dambi sameyn raba haddaan ugu kaalmeeyo

Qof dambi sameyn raba haddaan ugu kaalmeeyo

Qof dambi sameyn raba haddaan ugu kaalmeeyo Su’aasha: Asc Daruur.com, ugu horrayn ilaahaybaa mahadleh marlabaad webka oo habeen iyo maalinba utaagan inuu u adeego bulshada, wacyigooda iyo aqoontoodana kor uqaaada. Bacdeen su,aal ayaan qabaaa,, intaanan su aasha soo dhigin kahor warbixin yaroo gaaban aan ka horraysiiyo; waxan kunoolahay magaalo ay wada daganyihiin dad muslimiin ah […]

Ninka iyo gabadha Guriga Qol laga siiyo asoo lasoo dhuuntay

Ninka iyo gabadha Guriga Qol laga siiyo asoo lasoo dhuuntay

Su’aasha: Asc Waan Idin Salaamay Up-ka iyo Aqoonyahninta daadihisaba. su.aasha aan qabo ayaa ah Hadii nin Gabadh lasoo tagoo ama lasoo baxsado sidaad u taqaan ba Waataa dadkeena Soomalidu Ninkaa iyo gabadhaa Guriga ay yimaadaan Qol laga siiyo Marba cida uu ula yimaado sida Ehelkii, Asxaabtii, ama Qaraabo kale ba Ee uu halkaa kula Dhuunto […]

Naag sino uur ku qaaday mala guursan karaa

Naag sino uur ku qaaday mala guursan karaa

Naag sino uur ku qaaday mala guursan karaa Su’aasha: sc gabadh la qabo ninki ka tagay xumeyey maxkamad tagtay baafisay wuu diday inay yimado oo u furay oo u dhahay waxba iga qadimaysid ana nina sur dan donan ka yeelaya biil qnu sin block saray xbb dhidhki ujaray oo u cadaabay dhan walba ayaa duruf […]

Qofka sinaysta ciqaab noocee adduunka lagu marsiinayaa

Qofka sinaysta ciqaab noocee adduunka lagu marsiinayaa

Su’aasha: A S C, Su’aashan qabo waxa weeyan, tusaale nin xaas qaba lkn hooyo ama gabadh walaal ah iyo la mida usan hayisanin ninkaasi hadi u gabadho kale oo ajnabi ah ka zinaysto iqaabtisa aduunka ma lagu ib’tileeni in isaga xaaskisa nin kale u ka zinayisto fah faahin iga siiya mahad sanid. Jawaabta: Qofkii zinayso […]

Qiso dhab ah oo ku dhacday nin aan saaxibo nahay talo u baahan

Qiso dhab ah oo ku dhacday nin aan saaxibo nahay talo u baahan

Qiso dhab ah oo ku dhacday nin aan saaxibo nahay talo u baahan Su’aasha: A S C,qisada ninka saaxibkey waxay ku saab santahay wa isaga iyo gabadha xaaskisa u 12 sano qabo caruur’na u’dhashay weeyan, marka ninkan sxbkay aya qisadisa sidan igu waramay wuxu igu dhahay gabadha xaaskayiga intaan guur’san kahor mudo 2’ba bilood unbay […]

Sino ayaan ku dhacay aydhis ayaan waswaas ka qabaa ila taliya

Sino ayaan ku dhacay aydhis ayaan waswaas ka qabaa ila taliya

Sino ayaan ku dhacay aydhis ayaan waswaas ka qabaa ila taliya Su’aasha: waxan ahay wiil 22 jir ah gabar ayaan ka sinaysatay gabadha waa dhilo rag badan aya u taga waxan u tagay anoon xiranayn kondom marka aan kaso tagay waxan ka baqaya aydhis inaan ka qaado waswaas ayaan ka qaday maxaan sameeyaa ila taliya. […]

Qofka sinaysta qasab miyaa inuu guursado naag sinaysata

Qofka sinaysta qasab miyaa inuu guursado naag sinaysata

Qofka sinaysta qasab miyaa inuu guursado naag sinaysata Su’aasha: walaal qofki zineesta ee towbad keena khasab miya inu guursada naag zaniyad ah ama marku gursado kadib in loo dawa maro mise haduu towbad keeno wuu ka badbaada. Jawaabta: Qofka hadduu towbad dhab ah keeno Ilaahay wuu ka dhaafaa dambiga uu galay, wuxuu yiri Alle (SW): […]