Siigada iyo koriinka jirka qofka da’da yar

Siigada iyo koriinka jirka qofka da'da yar

Su’aasha: Asc dr waxaan ahay qof yar oo da dii koritaanka kujira markaa dr habeen kii waxaan seexdaa 1:00Am) habeenimo ilaa ugu danbayn 2:00.Am waxaanan soo kacaa salaada subax markaan soo tukado kuma noqdo hurdo ee waxaan adaa iskuulka sidoo kale maalintii waxaan siigaysta 3 jeer markaa dr Arimahan waa Arimo caado iinoqday markaa dr […]

Siigadu vitamin D may riddaa

Siigadu vitamin D may riddaa

Siigadu vitamin D may riddaa Su’aasha: Asc dr siigadu vitamin D may riddaa sidoo kale dadka dhiiga may kalaacda thanks dr Jawaabta: Siigada si toos uma saameyso vitamin D-ga laakin dhibka ay keenayso ee nafsaaniga iyo jirka wuxuu keeni karaa dhibaatooyin saameyn ku yeelan kara nafaqada jirka iyo vitamiinada uu u baahan yahay, maxaayeelay cudurka […]

Dhibaatooyinka siigada qaar qofka aan ka harin miyaa jiro

Dhibaatooyinka siigada qaar qofka aan ka harin miyaa jiro

Dhibaatooyinka siigada qaar qofka aan ka harin miyaa jiro Su’aasha: Dhibaatooyinka Ay Siigadu Qofka Ukeento Nuucay Doonaanba Ha Ahaadaane QOFKU haduu Ka Hadho Siigada Xitaa Isaga oo-Isnafaqayn Miyay Ka Hadhayaan Dhamaantood Mise Qaar Ayaa La Socon-doona Ilaa Inta Noloshiisa Ka-hadhay. Jawaabta: Inta badan way ka harayaan hadduu si toos u joojiyo, laakin haddii cudur kale […]

Goormaa La Odhan Karaa Qofku Siigada Wuu Kasoo Fiicnaan Karaa

Goormaa La Odhan Karaa Qofku Siigada Wuu Kasoo Fiicnaan Karaa

Goormaa La Odhan Karaa Qofku Siigada Wuu Kasoo Fiicnaan Karaa Su’aasha: Goorma Ayaa La Odhan Karaa Qofku Siigada Wuu Kasoo Fiicnaan Karaa. Jawaabta: Marka uu si toos uga haro falka siigada, maxaayeelay siigadu saan in badan soo sheegnay waxay qofka u keentaa niyadjab iyo cudur nafsi ah, waxaa usii dheer nafaqada jirkiisa uu bilaash ku […]

Dhibaatada siigada dareenka dabiiciga ma saameysaa

Dhibaatada siigada dareenka dabiiciga ma saameysaa

Dhibaatada siigada dareenka dabiiciga ma saameysaa Su’aasha: Intaan Aafada Kudhex Jiray Dareenka Dabeeciga Ah Waan Lahaa Laakiin Markaan Aafadii Iska Daayay Een Waliba Mudo Kasii Maqnaa Dareenkaygii Dabeeciga Ahaa Waan Iska Waayay Maxaa La Odhan Karaa Markaa Mise Xaalad Kale Oo Caafimaad Daro Ayaa Jirta Jawaabta: Waxaa keeni kara arinta aad sheegtay xumaanta iyo daawashada […]

Siigada cimri degdeg may leedahay

Siigada cimri degdeg may leedahay

Siigada cimri degdeg may leedahay Su’aasha: Siigadu Qofka Miyay Cimri Degdeg u sababtaa Yacnii Qofka Dadiisa Shaxaada Ama Horay U Gaboojisaa Jawaabta: Guud ahaan qofka cimrigiisa waa qoran yahay kuma xirna falalka uu sameeyo, laakin siigada dhib ayay qofka u keenaysaa oo badan dhibkaas in badan ayaan kasoo hadalnay webka daruur ku laabo oo ka […]

Qofaan waligii siigeysan iyo qofka siigaysto

Qofaan waligii siigeysan iyo qofka siigaysto

Su’aasha: Qof Aan Waligii Siigaysan Iyo Qof Siigada Kusoo Dhex Jiray Mudo Badan oo Iska Daayay Siigada Iskumid Ma-Noqon Karaan Dhinac Kasta Jawaabta: Way iska caddahay jawaabta qofka aan siigaysanin inuu ka fiican yahay qofka siigada kusoo dhex jiri jiray, maxaayeelay adiga tusaale ahaan wax la istcmaalay iyo wax cusub yaa fiican oo adag?  qofka […]