Dumarka biyaha iska keena dhibka iyo raaxada

Dumarka biyaha iska keena dhibka iyo raaxada Su’aasha: Waxan ogahay seegada inay raga dhib u keento dhibkas oo la sheegay inuu gedka ka jilcayo ama biyabaxa degdeg ah iyo tabardaro lakin waxan rabaa inan ogaado haweenka dhibka ay u geysato sigada wayo ninka iyo naagta way ku kala duwan yihiin raaxada galmada iyo shaqada galmada […]
Siigada dumarka laga maqan yahay dhib ma u keentaa

Siigada dumarka laga maqan yahay dhib ma u keentaa Su’aasha: waxan ahay nag ninkeeda inta badan safar ku maqan waxa dhici karo inu iga maqanaado labo bilood wax ka badan taasna mar kasta ayay dhacda waa nin track ka shaqeeya, anigana qof waxan ahay dareen siyaado leh habeenha qaar ma hurdi karo anoo biya iska […]
Cudurrada siigada dumarka ay leedahay

Cudurrada siigada dumarka ay leedahay Su’aasha: gabar ayan ahay 17 sano ayan jiraa waxan ahay gabar suni u gudan marka dareenkayga wu badan yahy siba habenki markan hurdi rabo waxan is arkaa anoo gacnta kula jira alabtay hose si xun ayan ugu daliga gacanta waxan ka darema jira jiriirico daran qoyan badan aya iga yimada […]
Astaamaha qofka siigeysta lagu garto

Astaamaha qofka siigeysta lagu garto Astaamaha siigaysiga, siigada waxay ka mid tahay waxyaalaha aan u rooneyn qofka inuu barto, qofka marka uu soo qaangaaro oo uu kacsi dareemo haddii qof diin iyo caqli ku filan aan lahayn wuxuu galayaa badda seegada, taasna wiil iyo gabar way ku dhacaan. marka qofka hadduu siigeysanayo waxaa lagu gartaa […]
Siigo caafimaadka raga iyo dumarka maxay u dhintaa

Siigo caafimaadka raga iyo dumarka maxay u dhintaa Siigo marka la sheego caafimaadka ayaa la sheegaa. caafimaad iyo siigo xiriir weyn ayaa ka dhexeeya. dadka siigada badsado waxyaalo badan ayay u keenaysaa. waxaa ka mid ah jahwareer iyo fikir daran iyo walwal. waxa usii dheer qofka inuu waayo nafqada jirkiisa. siigada sidoo kale raga waxay […]
Siigada iyo soonka axkaamta la xiriirta

Siigada iyo soonka axkaamta la xiriirta Siigada sida la og yahay waa qofka inuu naftiisa ku raaxaysto, raga iyo dumarka labada way sameeyaan, gabdhaha yaryar iyo dumarka garoobka ah, siigada waxaa sameeyo inta badan dadka kacsiga badan , dadka aan is reebi karin markay cidlo dareemaan ayay siigaystaan. culimada afrata madaahib waxay qabaan siigada inay […]
Caadada xun sidey dhalinyarada u disho

Caadada xun sidey dhalinyarada u disho Caadada xun – siigo – waa maxay. siigada waa raaxaysi iseed nin ama naag uu naftiisa ku sameeyo oo biyaha sidaas isaga keeno. Dhibka ay leedahay siigada wuxuu u qeybsamaa mid jirka iyo nafta iyo mid diinta. siigada waxay ka dhalataa kacsiga badan oo ka imaanaya hadalka naagaha ama […]
