Xaaskayga oo nin kale la shekayisan jirtay mudo 2 sano ila taliya

Xaaskayga oo nin kale la shekayisan jirtay mudo 2 sano ila taliya Su’aasha: Su’aashayidu waxa weeyan gabadha xaaskayigo anigo qabo ayey ninkale ku baratay wa la ifuray sii ay xirir ula yeelato ninka kale marka mudo 2 ba sano aye xirir la lahayid marka xaaskayigu mudada 2da sano e ninka kale lasheekayisanasay suurta gal may […]
Xaaskayga ayaa i khayaantay way ii qiratay ila taliya

Xaaskayga ayaa i khayaantay way ii qiratay ila taliya Su’aasha: Su’aashayidu waxa weeyan, wxn ahay wiil reer leh gabadh xaaskayiga iyo wiil ay idhashay marka gabadhan xaaskayiga waxan qaba mudo 8 sano ah marka waxa igu dhacday gabadhan xaaskayiga aya mudo 2 sano ku dhawaad ah wiil kale lasheekayisanasay kadib anigu intan xaaskayiga ka shikiyay […]
Nin ayaan is guursan rabnaa oo naag la qabo jecel

Su’aasha: Nin ayaan is guursan rabnaa wuxuu ii sheegay inuu jecel yahay naag kale wuxuu igu yiri naagtaas nin ayaa qaba anigana waan jeclahay marka aan ka xanaaqay wuxuu igu yiri waan kaftamyay marka maxaad igula talin lahydeen ninkas ma la dhihi karaa waa nin daacad ah, marka hadal uu ii sheegayay dhab ayay ka […]
Aabahayga xaaskiisa ayaan ka sinaystay ila taliya

Aabahayga xaaskiisa ayaan ka sinaystay ila taliya Su’aasha: Waxan ahay qof dhiln yar ah oo qalad weyn galay aanan ka hurdi karin qof aan u sheeganayo garan mayo sheekada waxay tahay waxan la deganaa aabahay iyo xaaskisa aabahayga wuxuu guursaday maray hooyadayda dhimatay kadib, waxaa ila dhashay walaalo gabdho ah iyagana way wada guursadeen aniga […]
Naag la qabo oo nin kale waddo

Naag la qabo oo nin kale waddo Su’aasha: Waxaa jirta xaas aad aan u jeclahay laakin waxaan ku arkay waayahan dambe inay nin kula sheekaysato barta whatsapp marka hore waan ka shakisanaa laakin waxaan baaray taleefankeeda markaas ayaan arkay iyadoo loo soo dirayo massagyo badan oo jacayl ah waliba yaab badan marka aad baan uga […]
Shukaansiga ma xaaraan baa

Shukaansiga ma xaaraan baa Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaado shukaansiga xaaran inuu yahay iyo in kale, dad badan ayaan ka maqlay iyagoo dhahayo shukaansiga dumarka diinta ma oggola hadaba maxaa la dhihi karaa arinkaas. Jawaabta: Inta aanan ka jawaabin su’aashaada marka hore waa inaan keexnaa shukaansiga waa maxay? Shukaansiga waxaa laga wadaa haweeney aad guursan […]
Maxaa lagu gartaa naagta saaxiibka leh

Naagta la qabo maxaa u keena inay saaxiib samaysato? Waa su’aal dad badan ay is weyddiiyaan. Jawaabta waxay noqon marka hore nin iyo naag kama dhaxeyn karto saaxiibtinnimo marka ay isgeyn karaan, waayo saaxibtimada ka dhexeynaysa waxay keenaysaa inay isku dhacaan, waayo sheydaanka marka ninka iyo naagta ay isu bataan waswaas ayuu ku bilaabayaa labadooda […]
