Urka dhididka ma astaan buu u yahay cudur halis ah

Urka dhididka ma astaan buu u yahay cudur halis ah Urka dhididka waxaa laga wadaa meelo jirka ka mid ah oon shiir lahayn inay shiiraan. sida meelaha laablaabka jirka lugaha salkooda cajiraha iyo lugaha marka kabo ay muddo ku jiraan. urkaas daran dadka way ku kala duwan yihiin. dad waxaa jira aad usoo uro dhididkooda […]
Raga qaar shiirka dumarka maxay uga helaan qiso yaab leh

Raga qaar shiirka dumarka maxay uga helaan qiso yaab leh Naag waxaa jirtay macallimad ahayd, naagaha macallimiinta iyada wax la dhigo ayaa waxay aad u dareemeen naagtan inay shiir badan tahay. marka qolka naagaha ka dhexeeyay lasoo galo goorta xisada dhammaato shiirkeeda ayaa qabsanayaya qolka oo dhan. waxaa dhacday naagihii inay dhahaan qoftan sideen ugu […]
Shiirka urka badan maxaa keeno

Shiirka urka badan maxaa keeno Su’aasha Dhididka marka aan isku arko waxaa iga soo baxo shiir daran dharka xitaa hal mar ka badan ma qaada karo maxa kena shiirka badan sidee loo joojin karaa sabun kaste wan adeegsaday ii sheega fadlan Jawaabta Dhididka waa wax caadi ah, sidoo kale urka shiirka waa wax caadi ah, […]
