Shiirka urka badan maxaa keeno

Shiirka urka badan maxaa keeno Su’aasha Dhididka marka aan isku arko waxaa iga soo baxo shiir daran dharka xitaa hal mar ka badan ma qaada karo maxa kena shiirka badan sidee loo joojin karaa sabun kaste wan adeegsaday ii sheega fadlan Jawaabta Dhididka waa wax caadi ah, sidoo kale urka shiirka waa wax caadi ah, […]
