Dhagarta dumarka intay la eg tahay sheeko yar

Dhagarta dumarka intay la eg tahay sheeko yar Waxaa la sheegay haweeney inay xanuun iska dareentay markaas ayay aadday isbitaalka si ay isu soo baarto, markii la baaray ayaa dhakhtarka u sheegay inay kelliyaha beeshay oo ay shaqdooda istgaatay, marka waxaa timidloo soo celiyay gurigeeda, waxaa u yimid haweenka deriskeeda ah oo iyada soo booqanaya, […]
Cabsida gabdhaha sheeko khayaali yaab badan

Cabsida gabdhaha sheeko khayaali yaab badan Gabar ayaa habeen layl ah maraysay qubuuraha meel u dhow, waxay dareentay cidla inay tahay cabsi daran ayaa soo gashay, iyadoo socoto waxay aragtay wiil dhalinyar ah oo isna lugaynaya, way ka degtay cabsida gadaashiisa ayay bilowday inay ku socoto waxay maqashay iyadoo gadaal socota ninka eey qaylinaya, way […]
Nacaska sida loo qabto qiso cajiib ah

Nacaska sida loo qabto qiso cajiib ah Professor ayaa jaamacad cashar ka bixinayay, isagoo casharka wado ayaa fooriyay mid ka mid ah ardayda, professor ayaa weydiiyay arday wuxuu yiri yaa fooriyay? Qof u sheego ayuu waayay shib ayay wada dhaheen Professerka casharka ayuu dib u bilaabay mar labaad ayaa la fooriyay. ardayda ayuu weyddiiyay haddana […]
Qisadii ninka xaaskiisa garaacayay

Qisadii ninka xaaskiisa garaacayay Qiso yaab badan, waa qisadii ninka naagtiisa garaacayay. waxaa la sheegay nin ayaa xaaskiisa ku garaacayay ul. waxaa soo maray asoo naagta garaacaya nin oday waayaarag ah. wuxuu ku yiri usha xoolaha ayaa lagu garaacaa ee naagaha naag kale baa lagu garaacaa (wuxuu ka wadaa haddii naagtaada ay ku dhibto haweeney […]
Qiso qofka xun sida loola dhaqmo ku tuseyso

Qiso yaab badan oo gaaban cibro xambaarsan, maroodi ayaa duurka kasoo cararay. waa la weyddiiyay waxaa lagu yiri maxaad uga soo carartay duurka? wuxuu yiri: maxaayeelay libaaxa ayaa go’aansaday inuu dilo geri kaste oo duurka ku nool. waxaa lagu yiri: adiga maroodi ayaad tahay geri ma tihid ee maxaa kugu dhacay? wuxuu yiri: waan ogahay […]
Gabar qortay buug Goroob Iyo Godob Rageed la magac baxay

Buugga “Goroob Iyo Godob Rageed” oo ah buug ay qortay haweeney soomaaliyeed. waxaa lagu magacaabaa Nimco Maxamed Nuur waxayna ku nooshahay magaalada Espoo ee dalka Finland. buugga wuxuu ka hadlayaa waxyaalo badan oo la xiriira ragga soomaaliyeed. sidoo kale wuxuu wataa qisooyin dhacay oo la guudboon dumarka. buugan wuxuu aad u gilgilay ragga soomaaliyeed waxaad […]
Qalbiga dumarka sida fudud lagu hanan karo sheeko gaaban

Qalbiga dumarka sida fudud lagu hanan karo sheeko gaaban Qalbiga dumarka qaabka lagu soo jiidan karo, qiso gaaban oo yaab badan. Sheekada waa tan: Waxaa la sheegay nin ayaa markab la jabay biyaha ayuu ku dhacay nasiib wanaag wuxuu ahaa nin dabbaasha ku dheereeya dabbaal ayuu bilaabay siduu u dabbaalanayay jasiirad ayuu tagay oo dumar […]
