Sheeko naag asbaxnimo loo furay qaadiga xataa la yaabay

Sheeko naag asbaxnimo loo furay qaadiga xataa la yaabay Sheekadan waa sheeko cajiib ah. Waxaa laga qaadanayaa cibro weyn. Taas oo ah qofka marka musiibo looga sheekeeyo iyo marka isaga musiibadaas ay taabato inaysan isku mid ahayn. Teeda kale naagaha inay ku kala duwan yihiin marka la guursado xagga nolosha iyo mustaqbalka. Naago waxaa jiro […]
