Gabadha waxa u keeno shakiga guud ahaan

Gabadha waxa u keeno shakiga guud ahaan Su’aasha: asc wllo waxn iheysta dhibatada malaha xun waliba saaid waxkaste nolosheyda kusabsan waxa idhahda armu sida noqda tusale imtixan natijadisa okle halka khyr ka filan la wax uunba idhahayo wad dhacaysa xaga wangsan leyma ogolaba waxkaste rabi weydisto wax idhahyo sida ma ku noqonayan wax anan rabin […]
Qofka hadduu ka shakiyo nadar inuu ku dhawaaqay iyo in kale

Su’aasha: ASC wad kumahadsantihiin sida aad su’aalaha ugajawabtan aniga sualaheyga waswas ka ayay kuseyan malmahan wayo wa Dib iheysto xal ayan uradinaya marka waxaan idin weydin laha shalay waxad itirahden wixii ruuxa usan kuhadlin looma qabanayo bal kwrma hadi ruuxa nadarka inu kuhadlay iyo in kale ukala garan wayo ma waxa laga soqadi inu kuhadlin […]
Shaki iyo buufis maxaa lagu xallin karaa

Su’aasha: Shaki badan ayaa igu dhashay wax alla iyo waxan ka fikirayaa garan maayo. Maskaxdaydu way maqantay sagaashankaba markaan soo baraarogana waxaan is odhanayaa shaqade wax ba ku yaala hadaan dhameen kari waayo waan niyad jabayaa. Maxa tolow waxa sababa sideena looga hor tagi karaa? Baqdin baan yeeshay xitaa shaqada dadkana si fican ulama dhaqmayo […]
Ninkayga waan ka shakiyaa maxaa talo ah

Ninkayga waan ka shakiyaa maxaa talo ah Su’aasha: Waxaan ahay gabar nin leh waxaan isku arkay shaki badan marka uu ninkayga maqan yahay aad baa ugu walwalaa waxaan u qaataa inuu gabar kale sheeko la wado waligaygana kuma arag wax oo arinkaas xriir la leh laakin walwalka i qabto kama nasan karo maxaan sameeyaa sideen […]
Ninkay wuu shaki badan yahay maxan sameya

Su’aasha: ninkayga waxan ku arkay arimo yaab badan, wuxuu aad u baaraa taleefankayga dadka ku jira, haddii laysoo waco ma jecla inaan meel isaga ka fog aan ku hadlo, mar kaste wuxuu igu dhahaa yaa la hadlaysay muxuu kuu sheegay muxuu ku dhahay xataa hadday yihiin qaraabadayda aad buu iiga shiyaa, marka ila taliya sideen […]
