Ninka shakiga badan maxaa lagu daweeyaa

Su’aasha: Asc walaalo ninka shakiga badan maxaa lagu daweeyaa shukran. Jawaabta: Shakiga waa cudur nafsi ah qofka shakiga badan waa qof cadaab nafsi ku jira, wax walba uu arko wuu ka shakinayaa, marka waxaa fiican in la fiiriyo shakiga qofka qaabka uu yahay iyo waxa uu ka shakinayo. Mushkilada waxay tahay qofka shakiga badan lagama […]
Waswaaska iyo shakiga ka dhalan kara doodaha gaalada

Su’aasha: Waswaski badna wanka ficanahay lakin galada waxyala xun nabiga csw Ayan sameyna tuusale Malin nin nabiga uguyeray warlord Mohamed xijab oo ujawabaya Ayan dawaday comments Ayan aqriyay nin ayada Qur’an iyo xadiith daldalaya lakin aan fahmin macnohooda rasmi ah Ayan ujawabay marki isago wuxuu dambi iyo zino kadigaya adoonta in logalmoodo oo marka nabiga […]
Qoyaan aan ka shakiyay inuu musqusha iga soo gaaray salaadeyda ma ansaxaysaa

Su’aasha: Asc anigo musqusha kujiro surwal aan xiranayay Mel musqusha jirjirkeda ah ee tuujiga banankisa ah qoyaan Aya kuyalay marka surwalka mesha agteda ayuu maray inu tabtay iyo inkale Ayan kashakiyay qoyan Ayan ku arkay lakin wan qabeystay markas gacmaheygana biyo ayay lahayeen Marka wan Kala sari wayay ma mesha ayuu tabtay ba ma gacmaheyga […]
Waxan ka shakiyay intan danbe xaaskayga in geedkaygu si fiican u qancinaynin ee ila taliya

Waxan ka shakiyay intan danbe xaaskayga in geedkaygu si fiican u qancinaynin ee ila taliya Su’aasha: A S C, Su’aashan qabo waxa weeyan gabadha xaaskayga waxan qabo 9 sano ku dhawaad xiligaan guursanayay waxay ahayd 18 jir hadana waxay jirta 27 jir markay dhashay kadib way buuratay marka ila muda 1 sano gaadhaya wxn ku […]
Waxa lagu daaweeyo illowga iyo shakiga iyo malaha xun

Su’aasha: Asc wll wad mahadsantihn bahda daruur media inta kadib wllo dhib iheysto inad igala talisan raba wllo waxn u bahany waxn umaleynaya xanun nafsiyan ah inu ihayo wllo ilawshiiyo xad dhaafa waxba ma xasuusan karo ha ugu yarado cadeygeyga melan dhigan garanwayaya 2. shaki xad dhaafa qofkaste waxn umaleynaya inu ixasidayo ama inu cadow […]
Cunto aan cunay ayaan ka shakiyey inuu khansiir ku jiro

Su’aasha: Asc waxan rabaa inan ku weydiiyo sual aan aad ugu walwalsanahay hadadan aan ku wax kuso qoroyo safar ayan ahay oo waxan joga Airport ka, waxan cunto ka iibsaday airport ka dhexdisa dalab ka aan ugu shegay inan wax gansir igu dari karin arkan gate an diyarada ka raaci rabay markan imaday waxan cuntada […]
Waxaan mudo 8 sano ah wadaa siigada inan joojiyo wan iskudayay lakin wali ma suurobin

Waxaan mudo 8 sano ah wadaa siigada inan joojiyo wan iskudayay lakin wali ma suurobin Su’aasha: Asc waxaan mudo 8 sano ah wadaa siigada inan joojiyo wan iskudayay lakin wali ma suurobin waxaa igudacay waswaska bilihi ugu dambeyay markan sameeyo wan walwala kadib waxaa igusodaca 30 soomi hadan sameeya hada Ila 7 jer Ayan maraya […]
