Gabar iyadoo kastuumo xiran uur ma qaadi kartaa

Gabar iyadoo kastuumo xiran uur ma qaadi kartaa Su’aasha: scw walalayal gabar aan la qabin jir ban ahay anoo kastuumada xiran ayaa nin geedkiisa igu xoqxoqay isaga katuuma ayuu watay biyihii ayaa ka baxay qoyankooda kastuumada ayay iga hlabeen malaga yaaba sidaas inaan uur ku qaado. Jawaabta: Marka hore falkaas aad sameysay waa fal aad […]
Ninka raga 60 ama 90 cishe hadey ka imaanin xaalad mala dhihi karaa

Ninka raga 60 ama 90 cishe hadey ka imaanin xaalad mala dhihi karaa Su’aasha: Sxb mardhexdaas su aal aankuu soo diray igama jawaabin teda kale waxaan rabaa adoo mahadsan inaa su aashan iiga jawaabto ninka haduusan in muddo 60 ama 90 cisho ku biyo bixin xaalad noocee la dhihi karaa waliba isagoon wax siigo ama […]
Waa maxay magaca qanjirka madyida soo daaya

Waa maxay magaca qanjirka madyida soo daaya Su’aasha: Asc wan kusalamy inta kadib waxan rabay ina kuwaydiyo qanjirka biyaha nocoda madyida sodaya magacisa mahadsanid Jawaabta: Madyida ama kuulatada waa dhacaan khafiif ah sida kan cadaanka ukunta oo kale wuxuu soo baxaa qofka marka uu galmo soo xusuusto ama hadal galmo ku hadlo ama uu maqlo […]
Qofka Shahwadiisii Kaga Qasaartay Intuu Siigada Waday Goorma Ayay Usoo laaban Kartaa

Su’aasha: Qofka Shahwadiisii Kaga Qasaartay Intuu Siigada Waday Goorma Ayay Usoo laaban Kartaa Mise Uma Soo Laabanayso Ee Sidaa Ayay Isku Daayeen. Jawaabta: Markuu si toos u joojiyo siigada way u soo laabanaysaa awooddiisa inkastoo dadka ay ku kala duwan yihiin taas, su’aashan in badan ayaan ka jawaabnay ka dhex raadi webka, su’aal horay looga […]
Ninka raga halkii mar uu biyaha siigo ku bixiyo immisa vitamiin ayaa ka bixi karta

Ninka raga halkii mar uu biyaha siigo ku bixiyo immisa vitamiin ayaa ka bixi karta Su’aasha: Sxb waanku salaamay seetahay nio waxaan ku weydiinaa halkii mar ee la siigeysto nafaqo intee le eg ayaa jirka ka go’i kartaa mida kalana anoo muuqaal galmo daawanaayo hadaan ku biyo boxo ma siigada ayay la micno tahay iisoo […]
Ibta ayaa ciriiri iga ah markaan biyabaxayo maxaa xal ah

Su’aasha: scw waxaan isku arkay arin walwal igu hayso marka aan biyabaxayo biyaha shahwada igama soo dhamaadaan waxaan dareemayaa ibta inay ciriiri iga tahay guurkana waan ku cusbhay xal ma jiraa Jawaabta: Taas waxaa keena kacsiga aadka u xooggan, ninka markuu geedkiisa aad u kacsan yahay ibtiisa ciriiri ayay noqonaysaa, teeda kale markaad muddo aad […]
Biyaha xiliga hurdada iyo kaadida yimaado Xanuun miyaa

Su’aasha: Asc waxaan isku arkaa biyo bax xiliyada hurdada iyo Marka aan kaadinayo waxaa Laga yaabaa week-gii in 2 ama 3 habeen aniga oo hurda in biyaha iga yimaadaan Arintan Wal Wal ayey igu haysay waxaan kala sheekestay Saaxibaday waxay igu yiraahdeen Siigada iskadaa lkn anigu waligay ma Siigeysan waxaan iskaga shakisanahay in aan xanuunsanahay […]
