Macanaha Xadiiska macruuf ha yasin

Macruuf ama samafal waa camal wanaagsan oo qofka uu ajar ka helayo. Macruufka si kaste uu u yar yahay lama yaso diinta islaamka wanaagga aad ayay ugu boorrisay xadiis caan ah ayaa kusoo arooray. Rasuulka (SCW) wuxuu yiri: (لا تحقرَنَّ منَ المعروف شيئًا، ولو أنْ تلْقى أخاك بوجْه طلق) (Wanaagga ha yasin xitaa haddii aad […]
Sadaqada qof kaste waajibka ku ah maxay tahay

Sida la og yahay nomcooyinka Alle siiyay dadka lama soo koobi karo, sidaa awgeed waxaad ogaataa in qofka korkiisa ay tahay maalin kaste sadqo oo laga rabo inuu bixiyo. Taas waxaa caddeeyay xadiis saxiix ah oo nabiga (SCW) kasoo arooray wuxuu yiri: (ليس مِن نفسِ ابنِ آدَمَ إلَّا عليها صدقةٌ في كلِّ يومٍ طلَعَت فيه […]
Ajirka laga helo qof sooman in la afuriyo

Ajirka laga helo qof sooman in la afuriyo Qof muslin oo sooman in la afuriyo ma aha wax yar, waxaa laga helaa ajar aad u weyn, ajirka laga helo axadiis ayaa sheegtay, wayba ka sii daran tahay marka uu yahay qofkaas qof dan yar ah. Nabiga – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee- waxa uu […]
