Gawaari aad iyo aad u wayn iyo saxaro iga fakanaynso

Gawaari aad iyo aad u wayn iyo saxaro iga fakanaynso

Su’aasha: Waxan Ku riyooday gawaari aad iyo aad u wayn sida gawarida ka shaqeyo kaawiyinka minenka oo badan ee maraayo ama moodaayo dhiiqo aad u adagtahay inu maro gaari yar ama qof kana dheer dhirirka qof aniga iyo dadkale waxan ka firsanaynay meel buur ah sida ay uga baxaayaan Dhiiqada oo ah mid wayn waxa […]

Nin wuxuu arkay hooyadiisa oo u dhiibeysa tuunji saxara iyo kaadi ku jirta

Nin wuxuu arkay hooyadiisa oo u dhiibeysa tuunji saxara iyo kaadi ku jirta

Su’aasha: Asc, nin wuxuu arkay hooyadiisa oo u dhiibeysa tuunji saxara iyo kaadi ku jirta ay leedahay qaad soo daadi ,,Ninka waa nin wax dhalay weeye, tuunjiga waa kii yaraa weeye ee caruurta istecmaala , wuuna ka qaaday hooyadii tuunjiga , maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu faraha kala bixi doono arrimo dhib […]

Qof haduu ku riyoodo asoo saxaradiis cunayo

Qof haduu ku riyoodo asoo saxaradiis cunayo

Su’aasha: Riyo qof saxaradisa cunaya oolestay ilaa eey kadhamato Jawaabta: Riyada waa digniin waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu xaaraan cuni doono, ama xoolo lasoo xaday ama qaab xaaraan ah lagu keenay, sidoo kale qofkaas wuxuu noqon doonaa qof dhuuni ah oo hunguri weyn oo lacag si kaste ku raadinayo, riyada waa digniin waxaa laga rabaa qofka […]

Riyada suuliga oo xaar ka buuxo

Riyada suuliga oo xaar ka buuxo

Riyada suuliga oo xaar ka buuxo Riyada: ALLAH MAHADLEH Asc WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO KU KAAJAAYA SUULI UU XAAR KA BUUXO OO GUDAHOO DHAN AAD IYO AAD LKN WAX URA AAN LAHAYN MUU URAYNIN WAANKU KAADIYAY ALLAH MAHADLEH Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad […]

Riyada cunug yar oo afka xaar la galay

Riyada cunug yar oo afka xaar la galay

Su’aasha: Asc , nin wuxuu arkay nin kale oo dhabta usaaran canug yar , marka ninka wuxuu ku dhahay iriixriix ninka canuga haayay wuu dhigay canuga , kadib wuu bilaabay inuu uriixriixo , islamarkii wuxuu arkay ninkii daliiqa bilaabay canugii afka gashtay canug yar kale dabadiisa oo ka socoda xaar , canugii yaraa afkiisa iyo […]

Dhigitaanka gooryaanka hadii lagu riyoodo

Dhigitaanka gooryaanka hadii lagu riyoodo

Dhigitaanka gooryaanka hadii lagu riyoodo Riyada: Waxan ku riyooday ano bahalo yar yar dhigaya goryaan camal ah oo soc socda mahadsanidiin. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dhamaadka mashaakilada, dhibka ku haystay ayaa kaa dhamaanaya, waad nafisi doontaa haddii Alle idmo, riyada gooryaanka ama tixriga oo soo raacaya saxarada waxaa lagu fasiraa in dhibka ku haysta kaa […]

Riyada nin ku xaaray meesha weysadaaqka ee masjidka

Riyada nin ku xaaray meesha weysadaaqka ee masjidka

Su’aasha: Asc , nin wuxuu arkay masjid ku jiro gaar ahaan meesha weyso qaadka, asagoo fadhiya oo saxaro yar dhigay , dadna ma ujeedo, wuu isla yaabay meesha u ku saxarooday , waxbuu soo qaatay wuu qaaday saxarada , musqusha ku shubay . Fasirkeeda muxuu noqonaa?. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qofka inuu ku dhici doono […]