Riyada gabar nin iga raacday

Su’aasha: Asc waxan ku riyooday anoo la socda gabar aanu saxiibo nahay ayaanu soo marnay laba wiil oo fafadhiya wadada geeskeeda mid ayaa salaamay gabadhii ayana way salaantay wayna raacday anna way iga tagtay anna wan xanaaqay mahasanidiin. Jawaabta: Waxay tilmaamaysaa riyada mashaakil inay idin dhex mari doonaan adiga iyo gabadhaas aad tiri saaxibo ayaan […]
Waxan ku riyooday gabdho iyo saaxiib hore

Su’aasha: Asc gudomiye : Waxan Ku riyoday anigo dukaan Iska iibinayo dukan dukamadeyda Ka mid ah waxana lahadlaayay qofka joga meshas waxaan Ku iri wan idin sugaya adiga iyo hebal hebelkaasna waa nin kale an AAD u wada hadlin yacni isma dhexgalno balsa Sxbo hore Ayan ahan jirnay kii I shaqenayay Ayan Ku iri adiga […]
Waxan ku riyooday gabadh an asxaab nahay iyo gabadh kale oo saxibteed iyo mid kale aan garaneyn

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday gabadh an asxaab nahay iyo gabadh kale oo saxibteed iyo mid kale aan garaneyn oo albabka ii fadhiya wan la hadlay waxa dhahay midi saxibtey ehed 4taada dolar wankuso cilinaa muku raaci karo hooyo aya bixi rabto ani ma bixi karo hoyo aya u shegay raac […]
Gabar ayaa ku riyootay ani iyo ayada oo waraaqo naloo soo saxiixayo

Su’aasha: Asc bahada daruuro gabar ayaa ku riyootay ani iyo ayada oo waraaqo naloo soo saxiixayo nin meel fadhiya noosoo saxiixay maxay tahay wllyal. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo idin khuseeya adiga iyo gabadha aad ku riyootay arrimahaas inay soo dhamaan doonaan oo ay hirgali doonaan wax aad sugayseen, ama qorshe aad waddeen ama ballanqaad […]
Gabar aragtay gabdho ay saaxiibo yihjiin iyo gabadh suuxday

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyooday Anigoo joogo fasalka aan wax ku barto waxana fadhinay hal saf ani io gabdho asxabteyda waxan aragne wax tube eh tubo weyn oo meel kore socdo markas daaqada aya waxa kaso dhacayo bahalo yar yar oo faraha badan leh gabadh aye gacanta uga dhecen wan so baxne waxan arke […]
Riyada saxiibkaygii yaraantii anoo la jooga

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo suuqa wada joogna oo masaajidka kuwada soconaya anigiyo sxbadaydii midka mida waqtigii iskuulka aan wada dhigan jirnay oo sxbo gaarana aanu ahayn Allah mahadleh Riyada oo siyaado la socota: waxaan ku riyooday anigoo oo ii yimid sxbkaygii qadiimiga ahaa oo […]
Gabar ku riyootay nin xiriir ka dhexeeyay asoo soo wacayo

Su’aasha: asc wll wax ku riyodey wiil an xidhiidh lahan jirney hada kaso waregtey 3 sano baa isoo wacay wuxu anigna waxn walashey kulaha kaley iirac an runta ushege inan rabin qof kale raadsado kadib waxn isu balansanay inan lakulmo Anon la kulmin ban riyada ka tosey. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas wali inuu niyadda […]
