Riyada lacag amaah anoo weydiisanayo

Su’aasha: Ascwr wbrka wallo wxn kuriyoday salivary ninkeda ano lacag waydisanaya oo iiamahi kuleh waliba isma naqan ninka xata ima arag wallo maxay tahy riyada nocasa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto duruufo adag xaga qarashka, riyada raadinta amaaha waa riyo tilmaamayso daciifnimada dhaqaalaha qofka iyo lacag la’aanta uu gali doono.
Riyada rootiga iyo hilibka iyo shaaha

Riyada rootiga iyo hilibka iyo shaaha Riyada: ALLAH MAHADLEH ASC NABAD GALYO GUUDKIINA HA AHAATO WEBKAYAGA DARUUR ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LA JOOGA ASAXAAB DHALINYARO AH OO AANU CUNAYNO FURIN UU DHEXDA HILIBKAGA JIRO IYO SHAAH MEEL WADA GREEN AH OO DHIR DHAADHEER HOOSTOODA FADHINO ANAGOO AAD U FARAXSAN ALLAH MAHADLEH Fasirka: Rootiga […]
Riyada qof aad garanayso shil gaari ku dhimanayo

Su’aasha: Asc xalay waxan ku riyooday aniga gaari aad u ordaya aan la socda kadib gaariga saarna iyo gaari kale uu la socday aan aqaano isla shaqeyn balse aan isku dhacsanahay ayan ku riyooday in uu ku geeriyooday shilkaas labada gaari isku dhacday kadib waxaa ii iimanaya wiil aan aqaano wuxuu leeyahay Saxiibkeena waa geeriyooday […]
Waxaan ku riyooday anigoo wiil aan isa shukaansno meel igaga soo tagay

Su’aasha: Waxaan ku riyooday anigoo wiil aan isa shukaansno iyo wiil iyo gabar kale oo ay qaraabo yihiin intaan isa raacnay meel cidlo ah iiga so tagayaan. Jawaabta: Riyada waxay xambaarsan tahay digniin iska ilaali in been laguu sheego, riyada meesha lagaaga tagayo waa arrin tilmaamaysa xiriirka idinka dhexeeya wiilka aad sheegtay inaad is shukaansanaysaan, […]
Riyada gabar dhar la’aan ah iyo nin aan xambaarayo

Su’aasha: Asc waxaan ku riyoodey aniga oo gabar aan aniga kor ka aqaano iyada i aqoonin Oo qaawan aan riyada ku arko aana weydiisanaayo Numberkeeda iyada iidiideyso isla riyadi waxaan ku dhax arkey wiil aan saaxibo nahay oo aan xambaaraayo isagane dareenkiisa uukacayo anigane aan dareemayo wax yar oo raaxo ah riyadaasi maxaa lagu fasirikaraaa. […]
Riyada asxaabtaydii yaraantii oo fara badan

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NOO HURTEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO DHEXJOOGA SAXIBADAYDII WAQTIGII ISKUULKA DUGSIGA DHEXE OO QAARKOD AANU KALA WADAN JOOGNO AYAA WAXAA II YIMID SXBKAY OO WADAN KALE JOOGA WAANU ISKU DHAGNAY SALAN HAB AH WAXAANA NALA JOOGAY ASXAAB BADANOO WAQTI FOG IIGU DANBAYSAY […]
Riyada casuummada guriga saaxibkay

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NOO HURTEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANIGA IYO NIN AAN ILMADER NAHAY OO NALAGU CASUUMAY GURIGA SXBKAY OO WAXAANU CUNAYNAY HILIB IYO BARIIS iyo caano AAD U MACAAN HABLO BADAN OO QURUX BADAN AYAANA JOOGAY ALLAH MAHADLEH Jawaabta: Waxaad heli doontaa warar badan […]
