Riyada nin dhintay ul wato oo isoo raacaya

Su’aasha: Asc waxaan arkay qof aqaano oo hore udhintay ,waxaan joognaa guri weynaan badan albaab weyn leh ,wuxuu wataa ninkan ul oo weligiisa qaadan jiray , wuu isoo raacaa anigana cabsi igu jirto aan socon karin , asagana isoo gaareen, maxay tahay? Jawaabta: Riyada waa digniin ka fogow wixii qalad aad ku jirto, sidoo kale […]
Riyada nin mar hore dhintay aan masjid kula jiro

Su’aasha: Asc waxaan arkay anoo masjid ku jiro oona agteeda fadhiya nin aan aqaano, oona mar hore dhintay , waxaan u dhiibay buug aan watay wuu iga qabtay buugii, wuxuuna akhrinaayay wardi . Maxay noqoney riyadaan ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa ninka dhintay inuu meel fiican joogo oo naxariista Alle ay haleeshay, maxaayeelay masjidka waa […]
Aabahay iyo hooyaday oo dhintay ayaan ku arkaa riyo

Su’aasha: Asc bahda daruur waan idin salaamay Waxaan riyo ku arkaa inta badan aabahay iyo hooyaday oo dhintay siiba bilahan dambe aad baan u arkaa anakoo maraxaladii caadiga ahayd ee markay nooolaayeen uun iskaga jirna hawlahanagii caadiga ahaana iska qabsanna uun sidii markay noolaayeen oo kale Mark maxaa la dhihi karaaa. Jawaabta: Guud ahaan aragtida […]
Riyada qof dhintoo (Dream of a dead person) qof nool fariin kuugu dhiibay

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY WAXAAN GALAY GURI AMA MAQSIN WAYN OO MADOW WAXAAN SHIYADAY LAYDHKA AMA LAAMBADA WAXAA KU JIRAY LABA QOF GABADH NOOL OO EDO AABAHAY LA DHALATAY IYO SEEDIGAY OO MUDO DHAWRSANO KAHOR AH DHINTAY MARKAAN SHIDAY LAYDHKA AYAA […]
Riyada nin dhintay mar hore oo wax ii sheegaya

Su’aasha: Assalaamu caleykum , waxaan arkay nin weyn oo dhintay mar hore , asaga isheekeynaya waxan ku daray wiilkeyga islaan hibil gabadheeda asaga oo sheegaayo , waan aqaanaa wiilkiisa iyo asaga , maxay noqoney riyadan? Jawaabta: Waxaad ogaan doontaa arin kaa qarsooneyd oo wiilkiisa ku saabsan ama isaga ku saabsan, riyada arin sir ah ayay […]
Riyada naag dhimatay iyadoo lagu leeyahay musqusha gal

Su’aasha: Asc ,nin wuxuu arkay naag dhimatay u yaqaano , asagoo ku leh gal musqusha . Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa naagtaas inay u baahan tahay duco, in Alle loo baryo, musqusha waa meel laysku nadiifiyo lagu qubeysto qofka marka uu dambi galo waa sida qof uskag soo gaaray oo u baahan inuu qubaysto, naagtaas fariinta […]
Riyada nin qaaddo dhulka ku qodaya

Su’aasha: Asc wll BARAKALLAH hooyo aya waxey ku riyootay iido jogto mel badiyi eh waxey aragtay nin soo socdo kidib wuxu fadhistay meel qaando ayuu ku qoday qaandadi ayu uso tuuray wuuna katagay ninku waa nin ey taqaano oo dhintay mar hore sida caadiga meeshii ayey fiiriyeen iyada io dadkale biyo aya ku dadsan meesha […]
