Riyada ilkaha daadanaya iyo qaawanaanta

Riyada ilkaha daadanaya iyo qaawanaanta

Riyada ilkaha daadanaya iyo qaawanaanta Riyada: Asc waa idiin salaamay bahweynta Daruur, sidaad u dhantihiin, waxaan xaley ku riyooday salaadii subxaad ka hor, iyadoo la ileeyahay Ilkaha weykaa daadanayaan, hadana aan miraayad intaan isku fiiriyay sii dhoola cadeynaayo markasa la idhahay wax yar ka dib weykaa hoobanayaan isla sideydii baan ahaa ilkahana waxba iigama dhicin […]

Fasirka riyada naago qaawan iyo dareenka raaxada

Fasirka riyada naago qaawan iyo raaxada

Fasirka riyada naago qaawan iyo dareenka raaxada Fasirka dumarka qaawan marka riyo lagu arko ma aha sida loo maleeyo, qofka ku riyoodo gabar qaawan riyadaas waxay tilmaamaysaa waxyaalo badan oo isbadalaya nolosha qofka riyada ku arkay. riyada dumarka qaawan inta badan waxaa la socda dareen oo kacsi ah ninka riyada gudaheeda ayuu arkayaa asoo kacsan […]

Fasirka riyada naagta qaawan

Fasirka riyada naagta qaawan

Fasirka riyada naagta qaawan Riyada: Maxaa lagu fasiri karaa naag qaawan oo ah sidii hooyadeeda ku dhashay oo joogta meel banaan ah, waxaa ka qawan kor iyo hoose naasaha ilaa farjiga. Fasirka: Fasirka riyada haweeneyda qaawan wuxuu yeelan karaa macne kala duwan, haddii naagta ay tahay naag aan la garanaynin waa arsaaq qofka uu heli […]

Riyada qofka dhar la’aanta ah

Riyada qofka dhar la'aanta ah

Riyada qofka dhar la’aanta ah Su’aasha: Qofka hadduu arko asoo qaawan oo aan dhar wadanin oo socda wadada dadka oo dhan ay soo fiirinayaan isagana aad buu yaxyaxsan yahay fasirka riyada maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Qaawanaanta macne badan ayay yeelan kartaa laakin riyadan sida ka muuqata waa fadeexo qofkaas qabsan doonto oo ay dadka […]