Waxaan arkay anoo ka dhuumanayo qof aan aqaano

Waxaan arkay anoo ka dhuumanayo qof aan aqaano

Su’aasha: Asc waxaan arkay anoo ka dhuumanayo qof aan aqaano oona guriga albaabkiisa furanyahay , qofkana waxuu ku soo soo socday waddo ku toosan albaabka guriga , maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa xaaladda aad ku sugan tahay oo ah cabsi iyo walwal, sidoo kale waxay tilmaamaysaa inaadan kasoo bixi karin mas’uuliyadda dusha kaa […]

Waxaan ahay gabar garoob ah waxan ku riyooday wajigayga oo cad

Waxaan ahay gabar garoob ah waxan ku riyooday wajigayga oo cad

Su’aasha: Asc waan idin salaamay sallaan kadib sheikh waxaan ahay gabar garoob ah wiil ayaa muda isla soconaa waxaan ku riyooday wiil isla socoto wajigiisa brown zaaid ah aniga wajigeygana sida mandiilka amal u cad oo isla joogno idhahaayo meher ayaa rabtay waana ku mehersaday ee ima soo xiriirin kartid sheikh riyadaas ii fasir jzk. […]

Riyada ninkeyga oo naag kale wax ku sameyn raba iyadoo damac ka leh

Riyada ninkeyga oo naag kale wax ku sameyn raba iyadoo damac ka leh

Riyada ninkeyga oo naag kale wax ku sameyn raba iyadoo damac ka leh Su’aasha: waxan ku riyooday naag ninkayga u timid oo ka doonayso kaalmo iyada iyo ninkeeda ayaa isoo dagaalay way u sharxaysaa ninkayga dhibka iyada haysto markay hadalka dhamayso dharka ayay iska dhigaysaa kastuumo kaliya ayay isku soo rebaysaa markaas ayay ninkayga u […]

Waxaan arkay nin aan aqaano oo sarifle noqday

Waxaan arkay nin aan aqaano oo sarifle noqday

Waxaan arkay nin aan aqaano oo sarifle noqday Su’aasha: Asc, waxaan arkay nin aan aqaano oo sarifle noqday , waxaan saarnaa mooto waan la haday ma ila hadlin . Maxaa la dhihi karaa ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof isku habaysan oo arrimihiisa toosan yihiin oo si fiican isu maamuli karo guulna […]

Waxaan ku riyooday wiil an jeclahay inaa is guursano rabo

Waxaan ku riyooday wiill an jeclahay inaa is guursano rabo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday wiil an jeclahay inaa is guursano rabo isaga walalkisa guriga noogu imanayan anagana cunto karinay silent hadana marka waxaa arkay ayago dad badan la socdan gurigena so galayan dadkas ajaanib ahaayen. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa xaalkaaga inuu is badali doono nolol cusub inaad bilaaban doonto mustaqbal inaad yeelan doonto, ninkaas haku […]

Riyada naag nin ii tilmamayso guurso igu leh

Riyada naag nin ii tilmamayso guurso igu leh

Riyada: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday naag aanan kasen oo idheheso isaga wad guursa kartaa hal naag ayuu qabaa ane wan isku xanajina gabadha markas aye waxe aade dhanka ninkas eey guurso iledahay markas ayan dhaha wey waalantahy ninkas naag ma qabo ee iska guurso ayan is dhaha nafteyda ayan ku qancinaya […]

Riyada ninkayga asagoo walaashiisa guursaday

Riyada ninkayga asagoo walaashiisa guursaday

Su’aasha: Post Content Asc wxn ku riyooday anigo ninkaygu qof gursaday uu waliba keenay gurigayga ayaan ugu soo galay waliba waxay qabtay gabadhu dhar wada madoow ah ilaa niqamku madoow yahay wxyna ku dhahday ninkayga waayo gabadhani aniga ayay ijeeda ana wxn ku dhahay warqadayda isii deedna ninkaygi wxu igu shubay biyo haylaandhi ku jiray […]