Riyada dahabka iyo ninkayga iyo hablo guriga isla jooga

Su’aasha: Asc walal waxan ku riyooday ani iyo ilmaha oo bananka adeeno iyo aboohod guriga waxan uga tagaya hablo waxana ii yalo dahab xoga ah marka soo labto waxan is leyahay dahabkii xisaabi oo firi inuu intiisa yahay dahabki marka.soo qaday .kdb mar kasto oo aan is dhaho tiri tirada wee iga qaldoome waxan kala […]
Gabar nin ay lacag ka cuntay oo riyo cabsi leh ugu yimid

Su’aasha: Asc bahda daruuro gabarba nin ay khayaantay oy guur ku heshiiyeen oy uga baxday lacagna ka cuntay Waxay 2 laba jeer ku riyootay iyadoo uur wacela u qaaday isla wiilkii oo dadku ogayn oo gabar lixbilood ku dhalatay u dhashay maxay noqonee Jawaabta: Riyada waxaa laga fahmayaa inay tahay digniin khiyaanada ninkaas ay khiyaantay […]
Mar kastoon hurdo galo nin ayaan arkaa oo guriga ka baxaya Albaqara markaan akhriyay kadib

Su’aasha: Asc bahda daruuro walayaal ilahay ha idin barakeeyo aakhiriyo aduunba Shalay barqadii anoo caajis dareemaya waxaan shitay suuratu baqra waan gam’ay waana soo booday waxan arkay nin sida in wax iga xigaan aana caadi uwada arki akarin si madatuula oo guri ka kasii baxay bisinkasn qabsaday hadana waan seexday waana soo booday waxaan arkay […]
Riyo anoo nin aan kala tagnay ii galmoonayo

Su’aasha: Waxan ku riiiyoday wiil aan kala tagnay asago noo imanayo oo hal qol aan kuwada jirno ani asiga iyo ilmaha oo ilmaha oo fadhiyan aan ani isku dayayo inan u galmoodo oo asagana raali ka yahay ilmaha aan ku canananeno inee sexdan afkeyga xubiintisa taranka la .adaya kdb marka is dhaho isku galmooda ee […]
Riyada damaca wiil kadibna wajiga walaalkayga yeelanayo

Su’aasha: waxan ku riyoday waxan so gala qol oo jiifo wiil aan qaraba nahay lkn aad aan ushegeysano waxa so adaa dhankiisa agtiisa ayan fariisana kabacdi wa is damceynaa marku madaxisa so qado ana dhankisa aado wijigiisa waxu isku badala walalkey ila dhashay wa isku naxaa wa aamini weynaa kabacdi hurdada kaso kacaa. Jawaabta: Riyadan […]
Riyada dagaal halis ah oo 7 maalmood gudohooda dhacaya

Su’aasha: asc waxaan kuriyooday marka hore anigoo caawinaya oday laleeyahay qaliin ayaa lugaha looga sameena waxaan udiray 2dollar kadibna isla riyada waxaan ku arkay ayadoo ladhahayo 7maalmo gudahood dagaal halis ah ayaa dhacaya hadaadan kagudbin wadadaas waxaa nalootilmaama wadada kadibna aniga io 3walalo iladhasheen waa kagudbeena wadada anagoo dareemeeno in dhibaato aa kasoo baxnay oo […]
Riyada sodohda iyo quruxda ninka iyo walaakiisa

Riyada sodohda iyo quruxda ninka iyo walaakiisa Su’aasha: Asc bahda daruuro wll waxan dhowr habeen ku riyooday sodah day oo nasoo booqatay oo nala joogata waligayna ma arkin meel naga fog dagantahay markaa habeenkii igu danbaysay waxan ku riyooday iyadoo nala joogta iyoda iyo wiilkeeda guriga hortiisa fadhiyaan anina aan guriga waa kal soo baxaya […]
