Riyada wejiga ifiimaya iyo nin weji cad oo ila socdo

Riyada wejiga ifiimaya iyo nin weji cad oo ila socdo Su’aasha: Waxaan ku riyooday aniga oo La’socda nin wajigiisa cad’yahay ama aad moodi wijigiisa in uu baras wajiga ka qabo waxaa na dhex maraysa dood wana lugaynayna meel aan u socono magaranayo anigana waxaa markaas igabaxa iftiin anigoo dhan waan ifayaa sidii uu ii waday […]
Riyada masajidka Jimcaha iyo nin oday ah

Riyada masajidka Jimcaha iyo nin oday ah Riyada: Waxaan Ku riyoday Masajid iyadoo tahay jimco anigo saf Dambe ano la fadhistay Nin oday an Aqan meshaso ahayd qayb Daash ah oo ka Tirsan masajidka sali fidsan Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa faraj dhow inuu kuusoo socodo sidoo kale farxad weyn inaad heli doonto, ciriiriga ku haystay […]
Ninkayga naagtii uu furay ayuu wali jecel yahay mana i qiimeeyo

Ninkayga naagtii uu furay ayuu wali jecel yahay mana i qiimeeyo Su’aasha: Asc walal nin ayan guursaday oo naag kale qabay nagtisa markay ogatay way is dagaleen furiin ayay ka dalbatay sedex ayuu ku furay, wadaado badan ayuu weydiiyay waxaa loo shegay qofkii sedex naagta ku furo inay xaaran ka tahay ila nin kale ay […]
Riyada haweeney naago ay kabaha ka qaadanayaan

Riyada: Asc bahda daruuro wll gabar walashey ah waxay ku riyootay iyadoo guri uu ninkeedu kitaabta ku aqriyo aaday oo markay guriga har istaagtay 7 habrood kasoo baxeen guriga barandaiisa fariisteen ninkeediina kasoo baxay guriga isagoo 7 shandarawo wata barandaduusaaray shandarawoyin markaa waxaa imaday 2 naag oo dhalinyaro ah waxayna ka qaateen kabaheedii isii markay […]
Riyada nin aad u weyn muuqaal ahaan

Riyada nin aad u weyn muuqaal ahaan Riyada: Asc walalahey ga page kan gacan ta ku haya waxan raba riyadan in la I fasiro hada 2 saac ka hor ayan salad fajr tukaday inta ay sacada/alarm iga kicin waxan riyo ku arkay nin aad & aad u xajmi/ muuqal weyn. oo ku jira markab aad […]
Xaaskayga ayaa ku riyootay anagoo is aragnay anoo lugala’aan ah

Su’aasha: Xaaskayga ayaa ku riyootay anagoo kulanay ama is aragnay markii isugu kaayo horaysey Anigoo labada lugood I go an yihiin Welina ismaano arag Oo anigaa dalka kamaqan weligayo si live ah isumaanu arag laakiin waxa soo dhowaadey xiligii aan tegi lahaa wadanka Riyadaasi maxay noqon kartaa SUAASHA 2 AAD aniga markasta waxa ku badan […]
Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun

Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun Riyada: Xaaskayga oo aanu hadda is guursaney oo aanaan weli is arag maadaama aanu laba wadan ku kala noolahay waxay ku riyootaa riyo Qof uskag weyn oo fool xun oo lagu khasbayo oo lagu leeyahay waa ninkaagii iyana ay leedahay maaha ninkaygii maxay riyadaasi noqonaysaa. […]
